Cw post

Cw post Cw

25/07/2026

ogaysiis muhiim ah
TAWFIIQ🐴

25/07/2026

TAWFIIQ🐴

30/03/2026

lafta gareen ayaa sidaan ku shaaciya bogiisa fb

;Ujeedo: Is Casilaad

Laga bilaabo maanta oo ay taarikkhdu tahay 30 march 2026 waxaan iska casilay xilka Madaxweynaha DGKS anigoo ah Md Cabdkcasiis xassan maxamed xassa laftagreen

gen cali yare cali ninka qalday laftagareen ee ugu sheekeeyay 80 naqshadood oo aan gen galaal ka dhaxlay baan haystaa
30/03/2026

gen cali yare cali ninka qalday laftagareen ee ugu sheekeeyay 80 naqshadood oo aan gen galaal ka dhaxlay baan haystaa

wakiilada beesha caalamka ayaa hada ku sugan villa somalia ayadoo looga hadlayo arimaha koonfurgalbeed daqiiqadaha shirk...
30/03/2026

wakiilada beesha caalamka ayaa hada ku sugan villa somalia
ayadoo looga hadlayo arimaha koonfurgalbeed daqiiqadaha shirku bilowday ayay dawladu weerer ku qaaday baydhabo oo haatan daryanka rasaasta laga maqlayo duleedka baydhabo

Geeri iyo nolol laguma hayo sida ay warisay aljazeera Saacado ka hor iraan ayaa sheegtay inay beegsatay gurigiisa Intaas...
02/03/2026

Geeri iyo nolol laguma hayo sida ay warisay aljazeera
Saacado ka hor iraan ayaa sheegtay inay beegsatay gurigiisa
Intaas ka dib waxaa la arkay in xulufada maraykanka ay gudaha tehraan ka gaysteen duqaymo aan loo meel dayin calaamad u muuqata in ree galbeedka iyo xulafadooda ay la kulmeen weeraro xanuujiyay

Address

Wabari 1
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cw post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cw post:

Shortcuts

Share