Saacid Pro

Saacid Pro Content Creator and social Activist

02/08/2026

|
Xalqadeenna soo socota waxaa marti noogu ah ustaad MMaxamed Barawaani Waxaan kaga doodi doonnaa mowduuc muhiim ah oo ku saabsan "Jiilka Maanta - Xalkooda iyo Xaalkooda."
Waxaan si qoto dheer u falanqayn doonnaa jiilka cusub (Gen Z); jiil ku koray xilli ay tiknoolajiyaddu, internet-ku, iyo isbeddellada caalamku si weyn u qaabaynayaan noloshooda iyo hab-fekerkooda. Waxaan ka hadli doonnaa saamaynta ay arrimahaasi ku leeyihiin waqtiga, waxbarashada, tarbiyada, qiyamka, dhaqanka, qoyska, iyo qaab nololeedka jiilka maanta.

Sheekadeennu waxay sidoo kale eegaysaa hal-abuurka, xirfadaha, wax-soo-saarka, iyo doorka jiilkani ku yeelan karo mustaqbalka Soomaaliya. Ugu dambayn, waxaan isweydiin doonnaa sida loo dhisi karo jiil ka faa'iidaysan kara fursadaha casriga ah isaga oo ilaalinaya aqoonsigiisa, diintiisa, iyo qiyamkiisa.
=Nagula saaxiib barteena Youtube-ka : https://www.youtube.com/

10/07/2026

Dooddaan waxaan ku falanqaynaynaa macnaha dhabta ah ee Somalinimada...

10/07/2026
02/07/2026

|
Xalqadeenna soo socota waxaa marti noogu ah Ustaad Hassan Qorane Waxaan kaga doodi doonnaa mowduuc muhiim ah oo ku saabsan Soomaalinimada..Waxaan falanqayn doonnaa halka ay maanta Soomaalinimadu marayso, sida Soomaalida looga arko gobolka iyo dunida, fursadaha iyo caqabadaha horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyo mustaqbalka Soomaalinimada xilli dunidu ku jirto isbeddello waaweyn.

Sheekadeena waxaan ku eegaynaa sida Soomaalinimadu mar u tahay awood iyo haybad, haddana mararka qaar loogu adeegsado shaabad lagu dhibaateeyo bulshada Soomaaliyeed, iyadoo loo cuskado duruufihii dowladnimada iyo kala-daadsanaantii afartankii sano ee u dambeeyey ee dalka uu kujiray .
=Nagula saaxiib barteena Youtube-ka : https://www.youtube.com/

KOLDHOW 🗓️⏳
18/06/2026

KOLDHOW 🗓️⏳

Kalfadhiga ee xiga waxaan Sheekh Aadan Sheekh Saciid kala sheekaysan doonnaa doorka Afka Maayga uu kulahaa faafinta diinta Islaamka ee Gayiga soomaaliyeed , waxaana si gaar ah diiradda u saari doonna Deegaanada afka Maayga looga hadlo iyo faahfafin kaloo xiisa leh .. Nala socda
Nagu soo biir: https://www.youtube.com/

Address

Taleh , Maka-Almukaram Street
Mogadishu

Telephone

+252619411181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saacid Pro:

Shortcuts

Share