Khabiir Omar

Khabiir Omar Welcome to my official page . Omar Abdisalam

05/09/2025

Big shout out to my new rising fans! Mezie Chi

Waa maalintii uu dhashay Nabi Maxamed Scw, waa maalin barakeysan oo Qeyr badan. Waa maalin ku weyn umadda Islaamka. Maan...
04/09/2025

Waa maalintii uu dhashay Nabi Maxamed Scw, waa maalin barakeysan oo Qeyr badan. Waa maalin ku weyn umadda Islaamka.

Maanta oo kale si gaar Ah haloo badiyo salliga Nabiga
صلي الله عليه وسلم ❤️

Xabi Alonso ayaa u sheegay Perez in Valverde uusan ku haboonayn qaab ciyaareedkiisa. 🚫Perez ayaa u sheegay Alonso haduu ...
04/09/2025

Xabi Alonso ayaa u sheegay Perez in Valverde uusan ku haboonayn qaab ciyaareedkiisa. 🚫

Perez ayaa u sheegay Alonso haduu uu sidaa aamisanyahay inuu raadsado koox kale oo uu tababare u noqdo.

Perez maba noxo koox kale raadso hadaadan Velverde rabin waaye sheekada!

Alexander Isak after three years:
02/09/2025

Alexander Isak after three years:

🚨🙆‍♀️🤯  Hishiiska Marc Guehi oo ugu wareegayo kooxda Liverpool ayaa halis ugu jiro inuu burburo.[David Ornstein]
01/09/2025

🚨🙆‍♀️🤯 Hishiiska Marc Guehi oo ugu wareegayo kooxda Liverpool ayaa halis ugu jiro inuu burburo.[David Ornstein]

Tartanka taageerayaasha  waxaa is hayo Liverpool vs Inter MilanLiverpool ugu codee ❤️Inter Milan ugu codee 😮Aan aragno h...
29/08/2025

Tartanka taageerayaasha waxaa is hayo Liverpool vs Inter Milan

Liverpool ugu codee ❤️
Inter Milan ugu codee 😮

Aan aragno halka loo bato.

Codeyntii shalay Chelsea fans ayaa daad camal ugu fatahay Juventus fans, isla markaana wareega xiga u gudbay.

FG. Codeynta waxay socon doontaa 24 saac.

BRUH!😭Lama filayo in Trent ku so Bilowdo safka h**e ee real Madrid madama Carvajal hada yahay mid fit ah.warar Spain ka ...
28/08/2025

BRUH!😭

Lama filayo in Trent ku so Bilowdo safka h**e ee real Madrid madama Carvajal hada yahay mid fit ah.

warar Spain ka Soo baxay wxay intaas ku darayaan inay real Donayso inay iibiso janaayo Sido kalena Arnold ayaa hada raba inu amaah ugu biiro man City hadii ay macquul tahay😂

F.g city wxay ka mid ahayd koxihi rabay inay Free ku qaataan ka hor intaanu real ku biirin

ma og tahay in Rio leeyahay goalal ka badan seasonkan inta ay dhaliyeen dhamaan ciyariyhanada united? Ogow Rio kalia wux...
26/08/2025

ma og tahay in Rio leeyahay goalal ka badan seasonkan inta ay dhaliyeen dhamaan ciyariyhanada united? Ogow Rio kalia wuxu ciyaaray 5 daqiqo 😆

Pick over gakpo or bench
26/08/2025

Pick over gakpo or bench

Rafael Leão: "Kubadda cagtu ma aha oo kaliya in goolal la dhaliyo. Dabcan, goolasha waa loo baahan yahay si guul loo gaa...
25/08/2025

Rafael Leão: "Kubadda cagtu ma aha oo kaliya in goolal la dhaliyo. Dabcan, goolasha waa loo baahan yahay si guul loo gaaro. Laakiin Mahrez ayaa ka fiican Mohamed Salah dhanka kubad-abuurka, sidoo kale Mahrez wuxuu awood u leeyahay inuu goolal dhaliyo."

25/08/2025

🚩FT: Newcastle 0-1 Liverpool

⚽ Goal: Isak (O.G) (90+9')

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khabiir Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share