Dahir Omar Farah

Dahir Omar Farah Saddax erey halkii dooni, soddon yaaney kaa qaadan.

30/06/2025

Caasimada ruuxdii ayaa dib ugu soo laabtay kadib magacabistii Gudoomiye Mungaab.

24/06/2025
21/06/2025

Dagaal ha ku deg degin!!

Waxaa lasoo werinayaa Mas ayaa  xalay laba Gabdhood oo walaala ah islamarkaana lagu magacaabo Kaltun Xasan Jaamac iyo Fa...
04/06/2025

Waxaa lasoo werinayaa
Mas ayaa xalay laba Gabdhood oo walaala ah islamarkaana lagu magacaabo Kaltun Xasan Jaamac iyo Farxiyo Xasan Jaamac ku dilay degaanka Shinbiraale ee gobalka Galgaduud.

Alle ha u naxariisto qoyskoodana Samir iyo Iimaan Alle haka siiyo."

02/06/2025

Magacee ayaad u taqaan adigu?
Shinbirkaan?

TACSI TIIRAANYO LEH. إنا لله وإنا إليه راجعون. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN Allaha ha u naxariisto Dahir Cum...
13/05/2025

TACSI TIIRAANYO LEH.
إنا لله وإنا إليه راجعون.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN
Allaha ha u naxariisto Dahir Cumar Weheliye. Aamiin AamiinAamiin.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahir Omar Farah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahir Omar Farah:

Share