Ayaamaha TV

Ayaamaha TV Kusoo dhawow Ayaamaha TV,, waxaan idin soo gudbin doonaa wararka iyo dhacdooyinka dunida

13/07/2023

Natiijo la'aan Ayaamaha TV

13/07/2023

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxdii h**e Ayaamaha TV

13/07/2023

Ujeedada shirkan la isugu yeeray, martiqaadkana loo fidiyey ayaa ah sidii dawladda Soomaaliya ay ”uga tala galin lahayd, ra’yigoodana u dhegeysan lahayd” madaxda dalka h**e u soo hogaamisay, si loo ogaado waxa ay ka qabaan qorshaha ay Madasha Wadatashiga Qaran soo bandhigtay bishii May ee ku saabsan doorashooyinka lagu baaqay in dalka ay ka dhacaan ee qof-iyo-cod Ayaamaha TV

13/07/2023

Afhayeenka XFS Farxaan Jimcaale oo lagu dhex feeray gudaha Hotel Decale ee goobta shirka uu ka socdo. Ayaamaha TV

12/07/2023

Meesha ugu militariga badan dunida Ayaamaha TV

11/07/2023

Documentary Film oo ka hadlaya waxqabadka iyo horumarrada garsoorka dalka. Naruuro Production

11/07/2023

Daawo Muuqaal qaabka ay u dhacday diyaaradii maanta ku burburtay garoonka Aadan Cadde. Ayaamaha TV

08/07/2023

Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday kadib magacaabis iyo isku shaandheyn uu sameeyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre. Ayaamaha TV

06/07/2023

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, mud. π’π’πœπ’π’π π‚πšπ₯𝐒 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 ayaa kalmad ka jeediyay Daahfurka Ballaarinta Nidaamka Dacwadaha ee Elektarooniga ah, isaga oo ka warbixiyay geeddi-socodka ay soo martay ballaarintan iyo faa'iidooyinka ay kusoo kordhin doonto adeegyada garsoorka ee maxkamadaha degmooyinka Gobolka Banaadir.

06/07/2023

: Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka oo soo bandhigay liiska Magacyada 18 Masuul oo isugu jira kuwa xiran iyo baxsad ka ah Cadaaladda sida uu xeer ilaaliyaha sheegay.

05/07/2023

Dagaalkii Maraykanku Ku Qaadi Lahaa Ruushka oo La Kashifay & Sirdoonka oo Soo Bandhigay Xogta. Ayaamaha TV

Address

KM4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayaamaha TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayaamaha TV:

Share