Mohamed Ahmed Mire

Mohamed Ahmed Mire Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Ahmed Mire, Media/News Company, wadada warshadaha, Mogadishu.

20/09/2025

Doorashada Dhalin yarada maxamuud hiraab

20/09/2025

Aiga iyo tarabi

HAMBALYO IYO BOGAADINWaxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Beesha Mahmuud Hiraab (UDM...
20/09/2025

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Beesha Mahmuud Hiraab (UDM), Mudane Abdiweli Mohamed Dirie , oo ku guuleystay doorashadii 10-aad ee ururka.

Guushaasi waa mid ay ku farxeen dhammaan dhalinyarada iyo bulshada, waana caddeyn muujinaysa kalsoonida, kartida iyo hoggaanka wanaagsan ee aad leedahay.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu kugu garab galo masuuliyadda culus ee laguu doortay, kana dhigo mid aad si hufan ugu adeega dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale.

Hambalyo mar kale Guddoomiye.

19/09/2025

Doorashada Dhalinyarada Maxamuud Hiraab

19/09/2025

احترام الكبار وخاصة قادة القرابة

1- في كتاب الله تعالى
قال الله تعالى:
﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تُقَدِّمُوا بَيْنَ يَدَيِ اللَّهِ وَرَسُولِهِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٌ﴾
→ هذه الآية تعلمنا وجوب احترام القيادة وأهل الشرف وأصحاب المناصب في المجتمع.
وقال سبحانه:
﴿وَآتِ ذَا الْقُرْبَى حَقَّهُ وَالْمِسْكِينَ وَابْنَ السَّبِيلِ﴾
→ ومن حقوق ذوي القربى أن يُقدَّروا ويُكرَّموا، ومن ذلك احترام القادة وأصحاب المسؤولية منهم.
2- في سنة النبي ﷺ
قال رسول الله ﷺ:
«لَيْسَ مِنَّا مَنْ لَمْ يَرْحَمْ صَغِيرَنَا وَيُوَقِّرْ كَبِيرَنَا» (رواه أبو داود والترمذي).
→ يجب احترام قادة القرابة والكبار، لأن ذلك من علامات المسلم الحق.
وقال ﷺ:
«خَيْرُكُمْ خَيْرُكُمْ لِأَهْلِهِ» (رواه الترمذي).
→ ويشمل ذلك إكرام ذوي القربى ورعاية من تولّى القيادة والمسؤولية فيهم.
3- فوائد احترام قادة القرابة
يحقق الألفة والمودة بين أفراد الأسرة والقرابة.
يرسخ النظام والتدرج الاجتماعي.
يحفظ سمعة القرابة ويصون تقاليدها.
يمنع الخلافات والتباعد بينهم

Maanta waaxaan jogaa dhalin yarada Maxamuud Hiraab
19/09/2025

Maanta waaxaan jogaa dhalin yarada Maxamuud Hiraab

19/09/2025

Faa’iidada ay leedahay isku-xirnaanta qaraabada (صِلَةُ الرَّحِم)
1. Raxmad iyo barako – Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Qofkii raba in loo barakeeyo camalkiisa iyo cimrigiisa, ha isku xiro qaraabadiisa.” (Bukhaari & Muslim).
2. Korodhka nolol iyo rizqi – Isku xirnaanta qaraabadu waxay keentaa in rizqiga la balaariyo, cimrigana la dheereeyo.
3. Xoojinta jacaylka iyo kalsoonida bulshada – Waxay kordhisaa is-caawinta, kalgacalka iyo isku halaynta dadka qaraabada ah.
4. Ajar iyo darajo Janno – Ilaahay Qur’aanka ku amray:
Ee ka cabsada Allah oo dhowra xiriirka qaraabada
5. Ka hortag colaado iyo kala fogaansho – Marka la is xiro waxaa yaraada xaasidnimada iyo khilaafaadka qoyska.

faa’iido-darrada ka dhalata haddii la ismaqli waayo oo xiriirka la jaro (قَطْعُ الرَّحِم)

1. Cadhada iyo nacladda Ilaahay – Qur’aanka ayuu Alle ku yiri:
Kuwa xiriirka qaraabada gooya, kuwaasna Ilaahay wuu lacnaday, wuxuu ka dhigay kuwo indhool ah oo qalbigoodu xiran yahay
2. Ducooyinka laguma aqbalo – Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Camalku ma kor u kaco ilaa la sameeyo xiriirka qaraabada.
3. Xumaan iyo cidlo nololeed – Qofka xiriirka gooya waxaa ku dhaca cidlo, qalbi-adayg iyo cadaadis nololeed.
4. Khasaaro aakhiro – Qofka xiriirka qaraabada gooya waxaa ka xanniban jannada. Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Qofka xiriirka qaraabada gooya jannada ma geli doono.
5. Kororka khilaaf iyo nacayb – Marka la ismaqli waayo, qoyska iyo bulshada waxaa ku bato xasadka, colaadda iyo kala qeybsanaanta.

18/09/2025

Wall kaalmey gaba dhaan 0614430813

18/09/2025

Shiine coley oo Afka jabsaday

18/09/2025
18/09/2025

Sida caruurta loola dhaqamo

waa iskuul keygii  Al.khaliil  oo  soo dhameyay  Lkn  Maanta tabeelihiisu Mataagna  Allaha u naxariistee Aabahii wax bar...
17/09/2025

waa iskuul keygii Al.khaliil oo soo dhameyay Lkn Maanta tabeelihiisu Mataagna Allaha u naxariistee Aabahii wax barashada Mr. Abdulaahi Abdi Maalin Markuu geeriyooday buu kadaba Geeriyooday Al.khaliil

Address

Wadada Warshadaha
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Ahmed Mire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share