Daily Somalia News

Daily Somalia News

Madaxweyn Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey, Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle...
28/12/2022

Madaxweyn Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey, Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle Youtube link: https://youtu.be/UgRResrwt5o

Siyaasadda Xasan Dhiiqo waxee kuso ururtay been  iyo afduubka ardaydii waalidiintooda waxbarashada uu dirsadeen si loo g...
22/12/2022

Siyaasadda Xasan Dhiiqo waxee kuso ururtay been iyo afduubka ardaydii waalidiintooda waxbarashada uu dirsadeen si loo geyo Imaaraadka si ay u noqdaan ciidan calooshod ushaqeystayaal. !!!

22/12/2022
Abdiaziz hassan mohamed (laftagareen) wa halyeyga sanadka 2022 dadka iyo dalka wax badan taray oo maamuladii h**e iyo ku...
21/12/2022

Abdiaziz hassan mohamed (laftagareen) wa halyeyga sanadka 2022 dadka iyo dalka wax badan taray oo maamuladii h**e iyo kuwa hadda warbaahinta ka qaylinaya aysan qaban karin

HALYEYGA SANADKA 2022 UMADIISANA ANFACAY  WA ABDIAZIZ HASSAN MOHAMED (Laftagareen)
21/12/2022

HALYEYGA SANADKA 2022 UMADIISANA ANFACAY WA ABDIAZIZ HASSAN MOHAMED (Laftagareen)

Hambalyo ayaan u diraynaa hoggaanka, saraakiisha Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda, Xaasaskooda, caruurtooda iyo...
20/12/2022

Hambalyo ayaan u diraynaa hoggaanka, saraakiisha Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda, Xaasaskooda, caruurtooda iyo dhammaan qeybaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed sanad guurada 79 aad ee ka soo wareegtay maaalintii la aas aasay.

20/12/2022

Hadaljeedinta Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ee Munaasabadda Xafladda sanad guurada 4-aad.

20/12/2022

Sheeko dhexmartay Hassan Sheikh iyo hooyo Soomaaliyeed

19/12/2022
Kylian Mbappe on scoring the highest number of goals in a World Cup final.
19/12/2022

Kylian Mbappe on scoring the highest number of goals in a World Cup final.

Finally Argentina 🇦🇷 has won the WorldCup! Congratulations on winning the competitions 🇦🇷
18/12/2022

Finally Argentina 🇦🇷 has won the WorldCup! Congratulations on winning the competitions 🇦🇷

kooxdee la jirtaa kulanka maanta dhexmari doona Argentina vs France?  Argentina 🇦🇷 :❤️ SaarFrance 🇭🇷:👍 Saar
18/12/2022

kooxdee la jirtaa kulanka maanta dhexmari doona Argentina vs France?
Argentina 🇦🇷 :❤️ Saar
France 🇭🇷:👍 Saar




Address

Bakaaro
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daily Somalia News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daily Somalia News:

Share