AJ News Agency

AJ News Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AJ News Agency, Media/News Company, Mogadishu.

CIID Mubarak dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel waliba oo aad joogtaan, illaahay hanaga Aqbalo Soonkeena  acmaashii wanaa...
20/04/2023

CIID Mubarak dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel waliba oo aad joogtaan, illaahay hanaga Aqbalo Soonkeena acmaashii wanaagsaneyd ee Bishii Ramadan.

Deg Deg Bakaaro ayaa dab xoog leh ka kacay, Qeebta maacuunta iyo Dahablaha inta u dhaxeyso, Gawaarida dab damiska wali m...
21/01/2023

Deg Deg Bakaaro ayaa dab xoog leh ka kacay, Qeebta maacuunta iyo Dahablaha inta u dhaxeyso, Gawaarida dab damiska wali masoo gaarin.

SAWIRO : Saameyntii ka dhalatay Qaraxyadii Maanta  ka dhacay Zoobe.Allow unaxariiso inta dhimatay inta dhaawaca ah allah...
29/10/2022

SAWIRO : Saameyntii ka dhalatay Qaraxyadii Maanta ka dhacay Zoobe.

Allow unaxariiso inta dhimatay inta dhaawaca ah allaha caaafiyo.

14/09/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey.

Meertadan oo soconaysa inta u dhaxaysay 13-ka ilaa 27-ka Bishan ayaa lagaga arrinsanayaa yareynta saboolnimada iyo xasillooni darrada, horumarinta waxbarashada, shaqo abuurka dhallinyarada, xal u helidda musiibooyinka dabiciiga ah iyo xuquuqda dadka laga tirade badan yahay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa ayaa Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey waxa ay hordhigayaan aragtida iyo qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira la dagallanka saboolnimada iyo argagixisada, kuwaas oo ay shacabka Soomaaliyeed kala soo kulmeen dhibaato xooggan.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHOMuqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madax...
07/09/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO

Muqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale oo h**ey xilkan u soo qabtay, door wanaagsanna ka soo qaatay dib u dhiska caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan horumarka Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Guddoomiye Yuusuf Jimcaale in uu mudnaan siiyo qorshaha xasilinta iyo amniga caasimadda, dib u heshiisiinta, xoojinta wadashaqeynta laamaha ammaanka iyo bulshada Gobolka Baanaadir, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga, kuwaas oo dhammaantood hortabin u leh dowladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, in Eebe uu u fududeeyo masuuliyaddan culus, isagoo ku adkeeyey dhammaan hay’adaha dowladda ee ay shaqo wadaagta yihiin in ay si dhow ula shaqeeyaan Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir.

Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Arbaco, 7-da Sebteembar, 2022.

DHAMMAAD

Raysal wasaarihii h**e ee dalka Ingriiska Boris Johnson ayaa maanta sagootiyey aqalka dalkaas looga taliyo ee Downing St...
06/09/2022

Raysal wasaarihii h**e ee dalka Ingriiska Boris Johnson ayaa maanta sagootiyey aqalka dalkaas looga taliyo ee Downing Street, ka dib markii maalintii shalay xilkaas loo doortay haweenayda sida adag kursigaas ugu soo halgantay ee Liz Truss.

Boris Johnson ayaa xildhibaannada xisbiga Conservative ka ugu baaqay in lala shaqeeyo Raysal wasaaraha cusub isla markaana aan laga hor iman.

Ingriiska ayaa ka mida dalalka reer Yurub ee wajahaya Jilaalka adag maaddama oo Ruushku uu goostay gaastii siin jiray dalaalkaas. Taas oo ah shaqada koowaad ee u taalla Raysal wasaare Liz Truss.

buunadaan ayadoo Xariga laga jarayo ayay duntay waana wax marwalba ka dhacda Dalka Africa oo musuqu saameyn weyn ku yees...
06/09/2022

buunadaan ayadoo Xariga laga jarayo ayay duntay waana wax marwalba ka dhacda Dalka Africa oo musuqu saameyn weyn ku yeeshay.

Madaxwaynaha cusub ee Kenya ayaa loo doortay Wilam Ruto.
15/08/2022

Madaxwaynaha cusub ee Kenya ayaa loo doortay Wilam Ruto.

Wasiirka cusub ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii h**e ee Dh...
13/08/2022

Wasiirka cusub ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii h**e ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Xamse Siciid Xamse, ka dib, munaasabad ka dhacday Xarunta Wasaaradda oo goob-joog ka ahaa Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre

Ra'iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Wasiirka xilka wareejiyey shaqadii uu dalkiisa u soo qabtay, isagoo u rajeeyey Wasiirka cusub in Eebe u fududeeyo shaqooyinka qaranka.

 : Salmaan Rushdi ayaa la Filayaa in uu Waayo Mid Kamid ah indhihiisa , Sidoo kale Neerfayaasha Gacmaha ayaa Waxaa ka Ga...
13/08/2022

: Salmaan Rushdi ayaa la Filayaa in uu Waayo Mid Kamid ah indhihiisa , Sidoo kale Neerfayaasha Gacmaha ayaa Waxaa ka Gaaray Dhaawacyo Culus , Sidoo kale Beerkiisana Dhaawacyo aad uculus ayaa gaaray Wuxuuna Hadda ku suganyahay Xaalad Halis ah.

Salmaan waa Ninkii Caayay Kitaabka Qur,aanka , Waxaana La weeraray Xalay Xilli uu Rabay in uu Khudbad ka jeediyo New york.

waxaa Weerarkan Fuliyey Wiil Muslim ah oo Reer New Jersey ah
New jersey Waa Magaalo New york udhow 🇺🇸

Dhaqtar Soomaali ah oo lagu gowracay dalka PakistanDr. Abdul Rehman, oo ka yimid Soomaaliya islamarkaana wax ka baranaye...
13/08/2022

Dhaqtar Soomaali ah oo lagu gowracay dalka Pakistan

Dr. Abdul Rehman, oo ka yimid Soomaaliya islamarkaana wax ka baranayey qeybta qalliinka ee Jaamacadda, ayaa Arbacadii waxaa isaga oo la gowracay meydkiisa laga helay musqul ku taalla hoolka Jamal Bhutta oo ah halka ay degan yihiin dhaqaatiirta ee Isbitaalka Nishtar Hospital.

Dr. Abdul Rehman ayaa deganaa qolka No.17 isaga iyo dhaqtar kale oo ka yimid Soomaaliya oo lagu magacaabo Dr. Abdul Azizi, wuxuuna isku diyaarinayey qeybta koowaad ee qalliin tijaabo ah oo uu sameyn lahaa.

Waxaa sidoo kale qolka la deganaa dhaqtar Pakistani ah oo lagu magacaabo Dr Ghulam Muhammad iyo kaaliyihiisa Muhammad Ijaz.

Booliska ayaa xiray Dr Abdul Aziz iyo Muhammad Ijaz markii ay baaritaanka billaabeen.

Madaxa booliska magaalada Multan, Khurrum Shehzad Haider ayaa wargeyska Dawn u sheegay inay hadda ballaariyeen baaxadda baaritaanka, waxayna su’aalo weydiinayaan dhaqaatiir dhowr ah oo ka shaqeysa isbitalka.

Khurrum ayaa sheegay in tuhunsanaha ugu weyn uu yahay Dr. Abdul Aziz oo Soomaali ah, sababtuna ay tahay in markii su’aalaha la weydiiyey uu sheegay hadallo isburinaya.

Waxa uu intaas ku daray inay hadda sugayaan natiijada baaritan lagu sameeyey meydka, si ay u ogaadaan xilliga iyo sababta rasmiga ah ee dhimashada.

Dilka dhaqtarka ayaa cabsi xooggan iyo argagax ka abuuray Nishtar Hospital, ayada oo la isweydiinayo sababta loo beegsaday iyo habka naxariis darrada ah ee loo dilay.
Caasimada

Dr Cadceed

Beesha Ajuuraan oo Soodhaween u Sameeysey Wasiirka Dhalinyarada &  Ciyaaraha XFS Mudane Mohamed Mohamud Bare.
09/08/2022

Beesha Ajuuraan oo Soodhaween u Sameeysey Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaraha XFS Mudane Mohamed Mohamud Bare.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614854292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AJ News Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share