Geeska Freedom Centre

Geeska Freedom Centre Somali speaking podcast program. A media organisation based in Somalia | TV and Podcasts.

11/02/2025

Salaama

20/11/2024
26/10/2024
16/07/2024
16/10/2023

AF MAAY: Iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka, Gargaarka, Diplomaasiyadda.

12/09/2023

Fartuun Balbalaarka- oo sheekh Shantaay kutilmaantay Khaniis, hooyadiisana ceysay- yaabka Adduunka.

13/08/2023

BARNAAMIJKA CAAWA IYO SOOMAALIYA: WAXAAD KUDAAWAN DOONTAAN WARARKII UGU DAMBEEYAY EE GUDAHA IYO DIBADDA IYO DHACDOOYINKII UGU DAMBEEYAY.

13/08/2023

Dagaak Xooggan oo maanta kadhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool kaas oo udhexeeyay ciidanka Soomaaliland iyo kuwa dadak Deegaanka ee SSC-Khaatumo.

https://youtu.be/tEvSOVOaDQ4

13/08/2023

Dowladda Soomaaliya oo wada qorshahii ugu dambeyay ee lagu dhimayo ATMIS.

12/08/2023

XOG:Dagaal Udhexeeya Ciidamada Dowlada Iyo Al-Shabaab Oo Hada Ka Socda Deegaanka Basra.

12/08/2023

Dagaalkii Jimcaha ka dhacay tuulada Go'da Yar ee u dhexeysa Berbera iyo Hargeysa ee dhexmaray ciidanka booliska Somaliland iyo kuwa maleeshiyada jabhadda beesha Garxajis. Waxaa la xaqiijiyay dhimashada illaa 9 askari oo boolis ah iyo 17 dhaawac siday sheegeen mas'uuliyiinta booliska Somaliland.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeska Freedom Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share