Techsoma

Techsoma Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Techsoma, Digital creator, Mogadishu.

Akhriska iyo qoraal waa waxa lagu hormaro markasta oo aad wax akhriso waa markasta oo aad wax fahanto

❤لاحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم💚توكلت على الله وكفا بالله وكيل ❤

02/03/2026

28/02/2026
































27/02/2026

Ramadaan kariim
































18/02/2026










17/02/2026

soo dhawaada dhalinyaro halkaan ka daawo muuqaalo waxtarleh followdana noo reeb

Dhammaan akhyaarta Page iyo dhalinta qurxoon ee coding waxa aan idin lee yahay:
29/03/2025

Dhammaan akhyaarta Page iyo dhalinta qurxoon ee coding waxa aan idin lee yahay:

Waxaa tahay arday jaamacad dhigta doonaya inuu guul ka gaaro wax barashadiisa DDD ay sugayaan hadaba 5 taan qodob waa ku...
28/03/2025

Waxaa tahay arday jaamacad dhigta doonaya inuu guul ka gaaro wax barashadiisa DDD ay sugayaan hadaba 5 taan qodob waa kuu muhiim

1: kudadaal Celceliskaagu inuu san ka hoos marin 80 ilaa 90 markaa *semesterada hoose marayso* iyo kuwa koraba waxay kaa anfacaysaa markaa qalin jabinaysid iyo hadaa shaqa doonatid

2: Ha isku Halayn cilmiga jaamacadda lagugu dhigo wax badan raadi yacni Waqti Yar Oo kooban waxa Ku bixisaa YouTube, Chat GPT ama website yada kale in aad Ka raadiso taqasuskaaga iyo waxbayabaha kor kuu qaadi Kara Cilmi ahaan iyo firkir ahaan.

3: Ha isku dayin inaa wax xifdiso taas badalkeeda waxa samaysaa inaa wax badan Oo afkaaro ah aad ururisid aadna fahamtid Meeshii aad wax xifdinlahayd fahan

4: waxaa kugu boorin lahaa inaa saaxiib kadhigatid 1 qof .
Waa inaa goobtid saaxibka kugu haboon yacni waxa Kala jeeda qof wacaalka dunida halka wax marayaan la socda wax walba Oo soo kordhay Oo cusub oo taqasuskaaga ah qof kuu sheegi kara yacnii qof horay kuu wadi kara oo aan kula harin

5. Baro luuqad: baro luuqadaha kugu haboon marka laga reebo luuqada hooyo baro luuqad kale sida carabiga English iyo luuqadii kale ee ku anfacaaysa

Qore : Shirwa.

Muxammad Abdi Axmad Techsoma

Code muujinaya inay luuqadaha programing ka isku mid yihiin Kaliya waxay ku kala duwanyihiin syntax Programing
28/03/2025

Code muujinaya inay luuqadaha programing ka isku mid yihiin

Kaliya waxay ku kala duwanyihiin syntax

Programing

Programmers badani waxa ay isku qaldaan Parameters iyo Argument marka coding la joogo.Haddaba warka oo kooban   waa kurs...
26/03/2025

Programmers badani waxa ay isku qaldaan Parameters iyo Argument marka coding la joogo.

Haddaba warka oo kooban waa kursi , waa arday.

Tan macnaheedu waa goobta loo diyaariyey in wax la dhigo ama la gu kaydiyo ama la fadhiisto waxa loo yaqaan paramater sida Parking gaariga. Halka waxa la dhigayo ee ah actual value ga loo yaqaan argument. Sida Gaariga laftiisa ama ardayga kursiga ku fadhiisanaya.

Variable lagu dhex abuuro function prototype kiisa waxa la yidhaa parameter halka qiimaha la soo pass gareeyo marka loo yeedho/isticmaalo loo yaqaan argument.

Snippet code hoose eeg.

From

Abdallah Riig

Baryahan waxa aan daraasad ku waday luuqad la dhaho   lang taas oo shaqo iga gashay. Runtii waa luuqad fudud oo C lagu d...
11/02/2025

Baryahan waxa aan daraasad ku waday luuqad la dhaho lang taas oo shaqo iga gashay. Runtii waa luuqad fudud oo C lagu dul dhisay isla markaana loogu eesho surcada iyo degdeda ex*****on keeda waayo waxa ay la layer tahay C lang.

Marar badan ayaan ku celceliyey C ha la barto. Haddana waxa aan ku leeyahay C baro .

Luuqaddan ma laha full OOP support but way jiraan astaamo ay leedahay sida Interfaces. Waxa ay si waalliya u adeegsataa struct oo ah structure kii C lang.

Waxa ay adeegsataa pointer oo ah kii siidaa se memory management lagu daray.

Waxa lagu dul dhisay frameworks door ah sida Fiber, Gin . Mar baan ka hadli doonaaye.

Wax kasta waxa ay ka la mid tahay C lang. Kaliya syntax style ayaa ka yar duwan wali in yar tusaale:
Go : int i
C : i int

Snippet code hoose waxa aan ku qoray one algorithm kaas oo array laga ga soo saarayo element ugu yar Index(god) kiisa.

Abdallah Riig

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Techsoma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share