
07/11/2022
Ma dooneysaa in aad noqoto "Freelancer" la shaqeysta Shirkadaha Gudaha iyo Dibadda kuna shaqeysta xirfadda "Graphic Designing"? Hadii jawaabtu haa tahay waxaan bishan 12 November oo ku beegan sabtiga soo socda bilaabeynaa fasal cusub oo "Graphic Designing Course" ah oo qaab casri ah loo qaadan doono.
iska diiwaangali whatsApp kan
WhatsApp: +252 61 2273615