5ta Soomaaliyeed

5ta Soomaaliyeed Asc: Kusoo dhawow Badweyn Media. Maalin walba ayan idin kula wadaagaa Waxii Markaas cusub.

09/05/2025

Muqdisho: Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada; Koonfur-galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo SSCKhaatumo ayaa la tilmaamayaa in ay is-afgarad ka gaadheen dhismaha urur-siyaasadeedka ay doonayaan in ay ku socod-siiyaan qorshahooda Doorashada qof iyo cod ee Cadaaladda iyo Wadajirka - JSP.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa la filayaa in uu noqdo Guddoomiyaha ahna Musharrax ururka, halka ku-xigeennada lagu wado; Madaxweyne Laftagareen iyo Raysal wasaare Barre iyo Xoghayaha-guudna Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ka socda Galmudug.

Golaha Wasiirrada iyo xildhibaannada muxaafidka ee labada heer DFS & DG ayaa noqonaya Golaha-dhexe ee urur-siyaasadeedka.

Siyaasiyiinta mucaaridka, Puntland iyo Jubbaland ayaa qaadacay geeddiga doorashada tooska ah ee DFS; iyaga oo mar horeba ku tilmaamay muddo-dheeraysi dadban.

Xigasho.

Sawiro Hal abuur Qosol Badan πŸ˜€
15/10/2024

Sawiro Hal abuur Qosol Badan πŸ˜€

04/06/2024
27/07/2023

Soo Qabo Wiilkaas Sidee tahay 2 erey u heysta 🀣
Kuna dheh Bro boobsii qoraalka !!

Qaramada Midoobay ayaa cod u qaaday in hada wixii ka dambeeya aan Kitaabka Quraanka Kariimka lagu xadgubi karin, kadib d...
13/07/2023

Qaramada Midoobay ayaa cod u qaaday in hada wixii ka dambeeya aan Kitaabka Quraanka Kariimka lagu xadgubi karin, kadib dhacdadii ka dhacday dalka Sweden.

28 wadan ayaa (Yes) ugu codeeyay in kitaabka Quraanka Kariimka aan marna loo soo dhowaan karin.

Halka 12 wadan kasoo horjeesteen (No) go’aanka Qaramad midoobay. Waxeyn taageereen dhacdadii Sweden ee kitaabka lagu gubay. 7 wadan ayaa ka aamusay.

Somaliya ayaa kamid ah wadamada Yes ugu codeeyay in Kitaabka Alle aan marna loo soo dhowaan karin

Weligaa Maguuleeysan doontid hadii aad ku Mashquuleeyso Dadka Kaa Danbeeyo ✌️😎
13/07/2023

Weligaa Maguuleeysan doontid hadii aad ku Mashquuleeyso Dadka Kaa Danbeeyo ✌️😎

Address

Industrial Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 5ta Soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share