Eng Abdiweli mohamed bashir

Eng  Abdiweli mohamed bashir H Abdiweli Mohamed Bashir my people

09/04/2023

Dhaqan

Ubaxii Dalka
09/01/2023

Ubaxii Dalka

01/01/2023

عن عائشة قالت: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: " الدنيا دار من لا دار له، ومال من لا مال له، ولها يجمع من لا عقل له "

16/12/2022
13/11/2022

Somali

23/07/2022
17 Xildhibaan oo lagu xiray dalka MareykankaToddobo iyo toban xubnood oo ka tirsan Congress-ka ayaa ka mid ahaa dad maan...
19/07/2022

17 Xildhibaan oo lagu xiray dalka Mareykanka

Toddobo iyo toban xubnood oo ka tirsan Congress-ka ayaa ka mid ahaa dad maanta oo Talaado aheyd la xiray intii lagu guda jiray bannaanbaxa xuquuqda ilmo soo rididda ee bannaanka Maxkamadda Sare, sida uu sheegay Capitol Police -ka Maraykanka.

Booliska ayaa sheegay in ay sameeyeen isku geyn 35 qof oo la soo qab qabtay dad badan, is hortaag iyo dibad baxyo rabshada wata, waxana ku jira 17 xubnood oo Congress ka ah. Dibad-baxayaashu waxay isa soo taageen waddada First NE ee u dhow dhismaha Capitol, iyagoo xiray waddada. Bilayska Capitol ayaa sheegay in ay soo saareen saddex digniinood ka hor inta aysan bilaabin xiritaanka.

Afhayeen u hadashay xildhibaanka Dimuqraadiga Ayanna Pressley ee Massachusetts ayaa sidoo kale xaqiijisay in la xiray dhowr xubnood oo ka tirsan Congress-ka, waxayna sheegtay in Pressley ay ka mid tahay kuwa la xiray. Agaasimaha isgaarsiinta Pressley Ricardo Sánchez ayaa sheegay in xarigeeda uu ahaa fal "aan rabshado ahayn oo shacab ah." Xildhibaan Katherine Clark, oo ah kaaliyaha afhayeenka Dimuqraadiga ee Aqalka, ayaa sidoo kale la xiray. Dadka kale ee la xiray waxaa ka mid ah Senator Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka .

19/07/2022

Xaalka Muqdisho

BISMILAAHI RAXMANI RAXIIM UMADA SOOMAALIYEED ALLAH  HA SOO NAXARIISTO MUQDISHO WAXEY MARTI GALINEYSAA MAALMAHII  LA SOO ...
18/07/2022

BISMILAAHI RAXMANI RAXIIM UMADA SOOMAALIYEED ALLAH HA SOO NAXARIISTO MUQDISHO WAXEY MARTI GALINEYSAA MAALMAHII LA SOO DHAAFAY XALADII UGU XUMEED.
Shacabka ku dhaqan Muqdisho si"joogta ah waxey ula kulmaan Tacadiyo Kala' Duwan
Tuugo Aan dhamaaad laheen quf"kii kabaxa Gurigiisa Malintii Wey Adagtahay inow soo Laabto Asagoo Nabad qabo .
Tuugada si joogta ah waxey u dhacaan Talefanada intaas kugu ma simayaan waxaa dhiiri "ah Mararka qaar iney Quf"ka Nafta dhafiyaan.

Ciyaal weero si"joogta ah dhibaato Kageeysata Dagmooyinka Qaar ee Gobalkaan Banaadir qaar koodne Hadey kula kulmaan
Nafta Ayeeyba ku dhafinayaan.

Haldoorkii Bulshada Ayaan Maqalnaa Malin walbo Giridooda
Hooyooyinka ilinta Ayaa Ka dhamaato cidna wax uma qabato 😢

Wadooyinka Gobalkaan Banaadir Qaar"kood goor H**e Ayaa Mari'dooda ' Iska Dayeen Roobabkii Ka da"ay Awgeed
Cidna wax uma qabato shacabka intaas' Waxaa Dheeri u ah Canshuur aan dhamaad laheey laga qaado .

Shacabka Gobalada qaar iney Gaajo u Dhimanayaan Dadka qaar Xoolahii ayaaba Ka ba" ay waxey cunilahayeen Ayaaba la'Yahiin

Halka Madaxweynahii Mas"uulka Ka ahaa shacabka Soomaaliyeed
Marba Meel ku caweeyo Calamka umada soomaaliyeed
Allah ayaa u maqan .

Hon Abdiweli mohamed bashiir

Fanaanada Kiin Jaamac ayaa soo qaaday heeska ugu hadal heynta badan. Magaca heesta waa “igu labeeyso”Heeskan ayaa cabsi ...
13/07/2022

Fanaanada Kiin Jaamac ayaa soo qaaday heeska ugu hadal heynta badan. Magaca heesta waa “igu labeeyso”

Heeskan ayaa cabsi iyo walwal ku abuurtay marwooyinka 1aad.

Ninka Halkan Jiifa ee Sawirkiisu idiinkaga Muuqdo waa Madaxweynaha Dalka ivory Coast Hassan otara Waxa uu dhex seexday i...
04/07/2022

Ninka Halkan Jiifa ee Sawirkiisu idiinkaga Muuqdo waa Madaxweynaha Dalka ivory Coast Hassan otara Waxa uu dhex seexday isaga oo ay Weheliyaan ilaaladiisu Muwaadiniinta Wadankiisa ee Sanadkaan Gudanaya Waajibaadka Xajka , isagoo waliba Heli Kara Hotel Five Star ah , wuxuuna Diiday in Hantida Dowlada Loo isticmaalo dano gaar ah Waxa uuna Jeebkiisa ka Bixiyey Lacagta uu ku Xajinayo..

Madaxweynaha ayaa sidoo Kale Diiday in Hantida Dowlada Lagu Bixiyo Cuntadiisa ilaalintiisa , Gaadiidkiisa , isagoo sidoo kale diiday Protocolka Gaarka ah Boqortooyada sucuudiga oo inta Badan usamaysa Madaxda iyo Boqorada aduunka Xilliga ay Ku Jiraan Dawaafka iyo Orodka Labada Buurood Dhexdooda ee Safa iyo Marwa..

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdiweli mohamed bashir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share