Geestiir Press

Geestiir Press Media Agency

Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka Mudane xildhibaan Mohamed Hassan Mohamed ayaa ka qayb galay Shir ciwaankisu yah...
04/12/2025

Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka Mudane xildhibaan Mohamed Hassan Mohamed ayaa ka qayb galay Shir ciwaankisu yahay Fill the Nutrient Gap (FNG).

Maanta waxaan si rasmi ah u ansixinay natiijooyinka daraasadda Fill the Nutrient Gap (FNG), oo lagu qiimeeyay kharashka dhabta ah ee ku kacaya cunto nafaqo leh oo qoys Soomaaliyeed ku nool suuqa maxalliga ah uu u baahan yahay. Daraasaddan oo laga sameeyay dhammaan gobollada dalka waxay muujisay in qoys ka kooban shan qof uu u baahan yahay celcelis ahaan ilaa $4.60 maalintii si loo buuxiyo baahiyaha nafaqada ee asaaska ah.

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ƒ๐ซ. Mohamed Hassan Mohamed waa qof ku caan baxay ๐ข๐ฌ๐ฎ-๐๐ก๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐ซ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž. Goโ€™aannadiisa wax...
01/12/2025

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ƒ๐ซ. Mohamed Hassan Mohamed waa qof ku caan baxay ๐ข๐ฌ๐ฎ-๐๐ก๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐ซ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž. Goโ€™aannadiisa waxaa ka muuqda masuuliyad, aragti fog iyo u adeegid dhab ah oo ๐จ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐ค๐š ๐š๐ก.

" Waxaan bogaadinayaa talaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo iibsatay laba diyaaradood oo nooca Airbus A320 ah ...
28/07/2025

" Waxaan bogaadinayaa talaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo iibsatay laba diyaaradood oo nooca Airbus A320 ah kuwaas oo noqon doona qeyb ka mid ah dib-u-habeynta Somali Airlines".
Wasiir ku xigeenka Wasarada Caafimaadka Mudane Dr Mohamed Hassan Mohamed

Address

Mogadishu
MAKALMUKARAMA34,MOGADISHU,

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geestiir Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geestiir Press:

Share