28/03/2026
Hambalyo Wallkay Wasiir Xildhibaan Abdi Hussein Maalow oo Ka mid Noqotay Xildhibaanada Cusub ee Southwest State of Somalia Eebe haku fududeya Masuliyadda lagu idmaday.
Guushan waa mid ka turjumeysa kalsoonida shacabka iyo dadaalka joogtada ah ee uu muujiyay. Waxaan rajeynayaa in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego bulshada uu halkas ku matali dona👏
Ahmed Abdirahman