Galsom media

Galsom media hadal wlba wxow ku qurux badn yahay wanga
following iso dheh fadlan wll

25/01/2025

amaas ayaa isku diyaarinaysa sii deynta askartii u horreysay ee Israa’iil ee lagu qabtay howlgalkii 7 Oktoobar,2023. Inta ay wareejinta socoto waxaa la sii deyn doonaa 4 haween Israa’iiliyiin ah oo ka tirsan ciidanka Israa’iil, oo mid kasta lagu beddelanayo 50 Falastiiyiinta ah oo iskudarka maanta laga sii deyn doona 200 oo Falastiiniyiin ah.

25/01/2025

Xamaas ayaa bartamaha Qasa ku soo bandhigtay 4 askari oo haween ka tirsan ciidanka Israa’iil oo lagu soo qabtay howlgalkii 7 Oktoobar, kuwaasoo maanta lagu beddelanayo 200 oo maxaabiis Falastiiniyiin ku xiran xabsiyada Israa’iil oo ay ku jiraan 120 horey loogu xukumay xabsi daa’im. Gabadha la sii deynayo uma muuqda kuwa maxaabiis ah waxaa laga arkaya dareen aan ka duwanayn inay tartan ku guuleysteen, tan oo la xiriirta habdhaqanka iyo xaaladda ay ku jireen inta ay Xamaas gacanta ku heysay.

shaxda rasmiga kulamada arsenal vs Tottenhamiyo Barcelona nasib wacan dhaman my friends
15/01/2025

shaxda rasmiga kulamada arsenal vs Tottenham

iyo Barcelona


nasib wacan dhaman my friends

caawa London derby cidda yaa u hari doona oggow arsenal iney farqiga dhibcaha soo qaabiso ayey rabtaa                   ...
15/01/2025

caawa London derby cidda yaa u hari doona
oggow arsenal iney farqiga dhibcaha soo qaabiso ayey rabtaa


saadaali kulankaan
aniga arsenal ayaa 2 ku badineyso

24/06/2024
01/06/2024

Hallaa Madrid

03/05/2024

Falastiin waxaa ciilay carabta iyo dalalka islamka ah waxkasta wey arkaan sida reer qalbeed u caawinaayaan israaiil Allayahow adigaa qaadir ah dadka falastiin u gargaar

02/05/2024

Cheating is the best in the live because you will learn new lesson 😁😁

30/04/2024

Ninkaan yaa gambis ku heysta Mr Robinho

Waqtiga ayaa ceebeynaa waqtiga ceeb ma yeesho haddii anaga xumaan
26/04/2024

Waqtiga ayaa ceebeynaa waqtiga ceeb ma yeesho haddii anaga xumaan

10/12/2023

Wxii ku Soo Maray ka meyro ficil ah

08/12/2023

KU SALI RASUULKA | SII FAAFI

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galsom media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galsom media:

Share