17/08/2023
Somalidu wadad jecel isbadalka iyo Hor usocodka. Balse Uu dhib weyn kahaysto wadada loomarayo ama lagu goobayo isbadalka.
Arinta Dowladu go'aanka ayka soosaartay k**a soohorjeedo waana arin baraarujin mudan. Balse waxa aan usoo jidinayaa dhaliil wax lagutosinayo.
:
Mawaxaysan kawarhayn mudo dheer Oo uu wadanku burbur iyo Dagaal Uu kusoojiray in ay jireen si shaqsi ah loo leeyahay Oo ayana fureen aqoon yahano Somaliyeed Oo nafti hurayaal ah xiligaas adag, maantana ay shaqeeyaan iyaga Oo magac iyo miisaan kudhexleh bulshadii ay usoo halgameen xili aysan shaqaynin hay'adaha wasarada waxbarshada .
Arinta layaabka leh ayaa waxa ay tahay in wasaaradu ay soo Saartay Go'aano samayn kuleh jamacadaha (sida gaar ka ah looleeyahay) Ayadoon wax tix gaalin ah iyo Door ay kuleeyihiin ay san jirin.
Go'aanka noocaas ah natiijadaa kasobaxaysa
Cidwalaba wagarna kartaa.
:
"TAARIKHDA KAA WEYN
WAXAA LOWAKIISHAA
NINKA WAAYA ARAGAA".
Qora: Mr Maxamed Xasan Cali Qaas