Jidfure

Jidfure hooyga adรจegyada internetka

12/10/2025

Jidfure waa furaha Internet jaban oo aad xili uga shuban karto mobile kaaga gacanta si dhip yar๐Ÿ‘‹โœ”๏ธ

Jidfure cajiib๐Ÿ˜ฒ
23/09/2025

Jidfure cajiib๐Ÿ˜ฒ

11/09/2025

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰

Xasuusin!Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad, maalinta sedexaad ee isninta.
22/06/2025

Xasuusin!

Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad, maalinta sedexaad ee isninta.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowlad...
22/06/2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Boqortooyadda Saudi Arabia u jooga dalka Soomaaliya Amb. Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka, iskaashiga iyo in Maamulka Gobolka Banaadir lagala shaqeeyo qorshayaasha hortabinta u leh oo ay ugu horeeyaan dib-u-udhiska kaabayaasha dhaqaalaha, horumarinta adeegyada bulshada, dardargelinta arrimaha gar-gaarka iyo fulinta mashaariicyo dib-u-dejin loogu sameenaayo barakacayaasha ku nool Caasimadda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kaga mahadceliyay Dowladda Boqortooyadda Saudi Arabia garab istaaga iyo doorkooda taageerida shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

โ€”๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒโ€”

22/06/2025

Deg deg duqayn ka dhacday Iraan.
Magaalada Yazd oo ah magaalo Taariikhi ah hadda duqayn ay ka dhacday

22/06/2025

Natiijada ka dhalatay Iran oo weerar gantaalo cusub u adeegsatay ku qaaday saakay Israa11L. Halkaan waa Talaabiib iyo maanta.. Weerarkan ayaa dhacay waxyar kadib markii dalka Mareykanka uu duqeyn ku qaaday mid kamid ah saldhigyada Nukliyeerka ee ku yaalla dalka Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท.

21/06/2025

Maadama aniga hadalki ugu danbeeye la,isiiyey curadkii hawiye aan ahay "Hasan Ali kheire.see.....

๐ŸŽ‰ Just completed level 3 and I'm so excited to continue growing as a creator on Facebook!
21/06/2025

๐ŸŽ‰ Just completed level 3 and I'm so excited to continue growing as a creator on Facebook!

Address

Mogadishu

Telephone

+252629237878

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jidfure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jidfure:

Share