Abdi Aziz Takow

Abdi Aziz Takow Kuso dhawow page-keyga gaarka ah ee Abdi Aziiz Mohamed Osman

Eid Mubarak day2
31/03/2025

Eid Mubarak day2

02/12/2024

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa guddoomiye u doortay; Cabdikariin Axmed Xasan oo Galmudug ka socda, halka Saadiq Abshir Garaad oo SSC-Khaatumo metelaya loo doortay guddoomiye Ku-xigeen.

DFS ayaa dooneysa in guddigani qabtaan doorashooyin qof iyo cod ah.

Hambalyo degmooyinka cusub: Darusalaam, Garasbaaley iyo Gubadley. Waqtiyada so socda isha ku haay Degmada Gubta Oo soo b...
20/05/2024

Hambalyo degmooyinka cusub: Darusalaam, Garasbaaley iyo Gubadley.

Waqtiyada so socda isha ku haay Degmada Gubta Oo soo bixisey shuruudihii degmanimo ee loga bahanaay degmo. 🤞🔥

29/02/2024
29/02/2024

Welcome to home of high quality clothes.

Contact us: 610261468 or visit our page AC&co Somalia at Banaadir Mall 🔥🤝🤛🙏

08/02/2024

ليلة الإسراء والمعراج

Xaley Waxa ay aheyd habeenkii la dheelmiyey suubanaheena Muxammed (SCW) Lagana dheelmiyey masjidul xaram loona dheelmiyey masjidul Aqsa. Sida hadalkii alle Oo inoogu sheegay suuratul Isra’a “suurada 17 boga 282

في قوله تعالى: "سبحان الذي أسرا بعبده ليلًا من المسجد الحرام إلى المسجد الاقصى الذي باركنات حوله٫لنريه من آياتنا إنه هوالسميع البصير" . رقم سورة ١٧ صفحة ٢٨٢ بيانهما مكية

07/02/2024

إنالله وإنا إليه راجعون
Waxaan halkan kaga tacsiyeynayaa dhamaan dadkii shaley waxyeellada so gaartey, intii ku dhimatey Allah u naxariisto kuwa dhaawacana Allah u booga dhaya 😭🥲

Hambalyo dhamaan xulka galmudug ee koobkodi ugu horeeyey ku guuleystay sannada 2023-2024
06/02/2024

Hambalyo dhamaan xulka galmudug ee koobkodi ugu horeeyey ku guuleystay sannada 2023-2024

27/01/2024

Madaxweyne FIFA Gianni Infantino ayaa bartiisa Instagram-ka ku baahiyay qoraalkaan hoose oo uu ku boggaadinaayo horumarka dhanka ciyaaraha iyo is dhexgalka bulshada ee ka socda waddankeenna Soomaaliya, AFCON iyo Asian Cup.

Waxaa xusid mudan in Madadweynaha FIFA uu soo qaatay 2 sawir oo si gaar ah ay uga dhex muuqdaan ciyaartooyda iyo taageerayaasha dowladda Galmudug, oo haatan ku sugan dhammaadka tartanka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.

Saameynta Galmudug ilaa madaxweynihii FIFA ayey gaartay, waana maamulka keliya ee xamaasada u yeellay tartanka.

08/01/2024

Sorry my team Viva Galmudug nex time I.a 💪🔥💙💚🤍

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Aziz Takow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Aziz Takow:

Share