mohamed janno

mohamed janno entertainment

13/09/2023

ninbaa wuxuu arkay tuke haraanhiraya oo oon iyo asqo nafla’ah markaasuu inta fiiriyay buuyiri waa saason tukow dhaan kuumaqnayn,hada khawaarijay
ama ooya ama iscolool xumeeya waa saasoo dagaalba hada bilow yahay😂

08/09/2023

Denmak iyo kabtan ayuub waa xafladii loogu dabaal dagayey guushii SSC khatumo

07/09/2023

Daawo..munafaq Maxamud xaashi oo ay jamaahirtu kaso sameyen before iyo after
Marki h**e colaad ayu rabey oo bulshada reer ssc ayu u indha cada marki ina adeerkis faysal ordaaye la qabteyna Waakan nabada ku waashey

07/09/2023

LAASCAANOOD:- Waraysi |Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiyey ayaa markii ugu horraysey bixiyey waraysi faahfaahsan, oo ka hadlaya dhawr arrimood, sida xiriirka SSC-Khaatumo iyo dawladda Federalka ah, midka kale dhexeya Puntland iyo qodobo kale..

AQAL FILMS | Mohamud Jama Joker | Saed Faisal

07/09/2023

Gaalkacyo oo roobsatay’ kana raysatay kuleelkii jiilaalka

07/09/2023

Xulalka Nugaal iyo Raas-casayr ayaa galabta is-wajahaya.

Adi gobolkee galabta taageerin?

04/09/2023

Somalidan Hadad u Jabtid waraa kuu yaal. Sidan waa Qalad Amniga u Xilsaran Howshan ine kula Xisabtaman ahed🙃🤦

02/09/2023

Xildhibaan Maxamed oo xaalada dalka si adag uga hadlay.

29/08/2023

Soodhaqaynta Madaxwayne ku xigeenka puntland ee gobolka soool

29/08/2023

Maxamed Abiib "Soomaaliland weligeed waa looga adkaa dadka Sool jooga

28/08/2023

Waraysi Gaar ah Taliyaha Ku-meel Gaarka ah ee Howlgelinta Ciidanka SSC KHAATUMO Cabdirashiid Qodhob.

24/08/2023

Taabo 3aad
Jaceylkiisey isku dhacsanyihiin kala dhax gal wlal 😂🥵

Address

Warta Nabada
Mogadishu

Telephone

+252907468028

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when mohamed janno posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category