Al Cadaala media

Al Cadaala media Gacmo Furan ku soo Dhawoow

27/08/2026

Dalka Congo Dumar Ka Tirsan Militaryga Ciidamada Congo Ayaa Loo Direy Furimaha H**e Ee Dagaalka wexeeyna Dib u Soolabteen iyagoo Wada Uur Leh oo Eey Calooshoodu Weyn tahay

Arintaan Ayaa Noqotey Mid Eey Saraakiisha Ciidamada Fajac iyo Amakaag ku Nowotey

FOLLOW Share

27/08/2026

Gabar Soomaaliyeed oo Hooygii Eey Ku Nooleyd Laga Barakiciyey oo Fariin U Dirtey Dadka Reer Muqdisho iyadoona Sheegtey in Eey Dulmiga iska Dul Qaadaan Shacabka Soomaliyeed Ee Ku Nool Caasimada

FOLLOW Share

26/08/2026

Wiil Dhalinyaro AH oo Ka Mid AH Dadka Baahiyaha Gaarka AH Qabo oo Sheegey in Cagaftu Eeysan Dhaafin Caruur Cirroole Curyaan

FOLLOW Share

25/08/2026

Sacdiyo Bajaaj oo Shegtey in Eey Warqada Leysin Sugista Eey Heshey

FOLLOW Share

24/08/2026

Shacabka Xaafada Tokiyo oo Quus Ka Taagan Bur Burinta Eey Dowladu Ka Wado Degmada Yaaqshiid

bage FOLLOW Share Like

24/08/2026

SOOMAALI Heshiis AH Barakacna Heshiis La AH Ayaan Dhaxalney Rabbiyow Adigaa Talo Ku Filan Ee U Gar Gaar Dadka Danta yar Ee Duruufeysan

FOLLOW Share

24/08/2026

Dooda Xassan Sheikh Maxamuud iyo Xuquuqda Dhulka Shacabka Soomaliyee oo Maqan

FOLLOW Share

23/08/2026

Tokiyo Waxa Ka Dhacay Uma Fiicna indhaha Shacabka Soomaaliyeed Runtii Waana Nasiibdaro inagu Dhacdey Midaan

FOLLOW Share

23/08/2026

DEG DEG Madaxweyne Shariif oo Si Kulul Uga Hadley Barakicintii Maanta Eey Dowladu Ku Bur Burisey Xaafada Tokiyo Ee Degmada Yaaqshiid

FOLLOW Share

23/08/2026

Shacab Aad U Farabadan oo Gaaraaya 20 Kun oo Qooys Ayaa Maanta Laga Barakiciyey Xaafada Tokiyo Ee Degmada yaaqshiid

FOLLOW Share

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Cadaala media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share