Ceelmacaan Online Media

Ceelmacaan Online Media The Official Page Of Ceelmacaan Online Media

Manchester United iyo West Ham United, ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah xilli United ay in badan isk...
01/12/2016

Manchester United iyo West Ham United, ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah xilli United ay in badan iska cuneen fursado xaqiiq ahaa. United aya ku h**eeysay goolka waxaana qaab xooggan ugu dhaliyay Zlatan ka dib baas cirib ahaa oo uu ka helay Mkhitaryan, waxa uuna goolkaas yimid daqiiqaddii 2-aad ee biloowga ciyaarta . Ka dib goolkaas United waxaa goolal xaqiiq ahaa ka qasaariyay Zlatan xilli iyaga ay ku badnaayeen maamulka kubadda… [ 219 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/12/01/mancester-united-ayaa-gaartay-semi-finalka-tartar-efl-ka-dib-4-gool-oo/

Manchester United iyo West Ham United, ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah xilli United ay in badan iska cuneen fursado xaqiiq ahaa. United aya ku h**eeysay goolka waxaana qaab xooggan ugu dhaliyay Zlatan ka dib baas cirib ahaa oo uu ka helay Mkhitaryan, waxa uuna goolkaas yimid daq...

Liverpool manager Jurgen Klopp has ruled out playmaker Philippe Coutinho for at least five weeks after he sustained ankl...
30/11/2016

Liverpool manager Jurgen Klopp has ruled out playmaker Philippe Coutinho for at least five weeks after he sustained ankle ligament damage. The Brazil international had a scan on his right ankle on Monday after being carried off on a stretcher in Saturday’s win over Sunderland. Klopp has now confirmed the predicted diagnosis that the 24-year-old will be out until probably the New Year. [ 126 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/jurgen-klopp-confirms-many-weeks-philippe-coutinho-will/

Liverpool manager Jurgen Klopp has ruled out playmaker Philippe Coutinho for at least five weeks after he sustained ankle ligament damage. The Brazil international had a scan on his right ankle on Monday after being carried off on a stretcher in Saturday’s win over Sunderland. Klopp has now confirme...

A man was arrested on Monday night at Khorof Kharar in Wajir on suspicion that he was providing information to Al Shabaa...
30/11/2016

A man was arrested on Monday night at Khorof Kharar in Wajir on suspicion that he was providing information to Al Shabaab. Wajir East OCPD Anthony Mbogo said Kuna Mohamed Dahir had a Kenyan identity card and was arrested on his way to Somalia on a boda boda. “There has been suspicion that information on the movements and activities of the Kenyan security forces were being leaked to the militants. [ 108 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/man-arrested-suspicion-spying-al-shabaab/

A man was arrested on Monday night at Khorof Kharar in Wajir on suspicion that he was providing information to Al Shabaab. Wajir East OCPD Anthony Mbogo said Kuna Mohamed Dahir had a Kenyan identity card and was arrested on his way to Somalia on a boda boda. “There has been suspicion that informatio...

UPDATE: The Islamic State's Amaq News Agency stated that the attack on Ohio State's campus was perpetrated by a "soldier...
30/11/2016

UPDATE: The Islamic State's Amaq News Agency stated that the attack on Ohio State's campus was perpetrated by a "soldier of the Islamic State," according to the Site Intelligence Group, which monitors statements put out by extremists. ORIGINAL STORY: Louann Carnahan said she can’t believe the nice young man next door would run his car into a group of Ohio State University students and faculty and then slash at them with a knife. [ 88 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/neighbor-facebook-post-show-2-sides-ohio-state-attacker/

UPDATE: The Islamic State’s Amaq News Agency stated that the attack on Ohio State’s campus was perpetrated by a “soldier of the Islamic State,” according to the Site Intelligence Group, which monitors statements put out by extremists. ORIGINAL STORY: Follow Louann Carnahan said she can’t...

The car-and-knife attack at Ohio State University by an immigrant student places a fresh spotlight on the large Somali c...
30/11/2016

The car-and-knife attack at Ohio State University by an immigrant student places a fresh spotlight on the large Somali community in the US, which has seen a number of youth enlist in jihadist causes. Investigations are ongoing into Monday's attack, in which Somali student Abdul Razak Ali Artan was shot and killed by police after driving into a crowd and then slashing several people with a knife. [ 598 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/ohio-state-university-attack-puts-focus-somali-americans/

The car-and-knife attack at Ohio State University by an immigrant student places a fresh spotlight on the large Somali community in the US, which has seen a number of youth enlist in jihadist causes. Investigations are ongoing into Monday’s attack, in which Somali student Abdul Razak Ali Artan was s...

In badan Oo ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa u soo gaashaantay xaalufinta kooxda Atletico Madrid iyagoo isla mark...
30/11/2016

In badan Oo ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa u soo gaashaantay xaalufinta kooxda Atletico Madrid iyagoo isla markaasna dalabaad qaali ah ka gudbinaya ciyaartoyda furayaasa u ah jabhadda macallin Diego Simeone waxayna markan sheekadu soo gaartay goolhaye Jan Oblak. Sida ay ku soo warramayso Goal, kooxda Gunners ayaa xiiso weyn u muujinaysa kubad joojiyhaas waxaana ay Goal caddaysay in Macallinka kooxdaasi uu wadar jeer oo h**e dalab ka gudbiyey balse kooxda Atletico aanay wax qiimayn ah ku samaynin dalabaadkaas isla markaana mid kasta la soo diidayey. [ 109 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/gunners-oo-dooneysa-mid-ka-mid-ah-xiddigaha-ugu-cad-cad-ko/

In badan Oo ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa u soo gaashaantay xaalufinta kooxda Atletico Madrid iyagoo isla markaasna dalabaad qaali ah ka gudbinaya ciyaartoyda furayaasa u ah jabhadda macallin Diego Simeone waxayna markan sheekadu soo gaartay goolhaye Jan Oblak. Sida ay ku soo warramayso Go...

FBI-da Mareykanka ayaa baareysa in weerarkii jaamacadda Ohio ee 11 qof ay ku dhaawacantay uu la xiriiray argagixiso. Abd...
30/11/2016

FBI-da Mareykanka ayaa baareysa in weerarkii jaamacadda Ohio ee 11 qof ay ku dhaawacantay uu la xiriiray argagixiso. Abdulrasaaq Cali Cartan, 18 sano jir soomaali ah ayaa baabuurkiiisa ku dhuftay dad taagan jaamacadda horteeda, ka dibna uu ku weeraray mindi, ka hor intaan boliisku toogan isaga. Sababta uu weerarka u qaaday ardayga ayaan la ogayn, laakiin argagixiso inay sabab u tahay ayaa suurtogal ah, sida ay sheegtay madaxa boliiska, Kim Jacobs. [ 266 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/sirdoonka-mareykanka-oo-baaraya-soomaaliga-weeraray-jaamacadda-ohio/

FBI-da Mareykanka ayaa baareysa in weerarkii jaamacadda Ohio ee 11 qof ay ku dhaawacantay uu la xiriiray argagixiso. Abdulrasaaq Cali Cartan, 18 sano jir soomaali ah ayaa baabuurkiiisa ku dhuftay dad taagan jaamacadda horteeda, ka dibna uu ku weeraray mindi, ka hor intaan boliisku toogan isaga. Saba...

Kooxda mintidka ah ee Daacish, ayaa dusha saaratay mas’uuliyada weerarkii uu muwaadinka Soomaaliga ahaa ku qaaday Jaamac...
30/11/2016

Kooxda mintidka ah ee Daacish, ayaa dusha saaratay mas’uuliyada weerarkii uu muwaadinka Soomaaliga ahaa ku qaaday Jaamacadda Gobolka Ohio 'Ohio State University' ee ku taalla Magaalada Columbus ee gobolkaasi. Ninka Soomaaliga ah ayaa weerarkaasi u adeegsaday Gaari iyo mindi, wuxuuna ku waxyeelleeyey ugu yaraan 8 Ruux, ka hor inta aysan Ciidankaa ammaanka ay toogasho ku dilin dilaaga oo magaciisa lagu sheegay C/risaaq Cali Cartan. [ 89 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/385/

Kooxda mintidka ah ee Daacish, ayaa dusha saaratay mas’uuliyada weerarkii uu muwaadinka Soomaaliga ahaa ku qaaday Jaamacadda Gobolka Ohio ‘Ohio State University’ ee ku taalla Magaalada Columbus ee gobolkaasi. Ninka Soomaaliga ah ayaa weerarkaasi u adeegsaday Gaari iyo mindi, wuxuuna ku waxyeelleeyey...

Shirkado la sheegay in aysan sharciyeesneen oo dadka shacabka ah lacago ka qaada, ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa dadk...
30/11/2016

Shirkado la sheegay in aysan sharciyeesneen oo dadka shacabka ah lacago ka qaada, ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa dadka baada iyagoo taageero ka helaya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida uu ku doodayo Hanti-dhowrka Qaranka Nuur Faarax Jimcaale. Jimcaale ayaa waxa uu soo hadal qaaday Shirkadda Sahal oo iyadu koontarool ku leh inta u dhexeyso Garoonka Aadan Cade iyo Km4 ee Magaalada Muqdisho. [ 79 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/30/masuuliyiinta-dfs-qaarkood-oo-baad-ku-tilmaamay-shaqada-ay-waddo-shirkadda/

Shirkado la sheegay in aysan sharciyeesneen oo dadka shacabka ah lacago ka qaada, ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa dadka baada iyagoo taageero ka helaya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida uu ku doodayo Hanti-dhowrka Qaranka Nuur Faarax Jimcaale. Jimcaale ayaa waxa uu soo had...

Warbixin: Wasakhaynta hawada ayaa noqotay mid raad weyn ku yeelatay caafimaadka muwadiniinta reer Yurub, gaar ahaan kuwo...
29/11/2016

Warbixin: Wasakhaynta hawada ayaa noqotay mid raad weyn ku yeelatay caafimaadka muwadiniinta reer Yurub, gaar ahaan kuwooda ku nool magaalooyinka waaweyn. Xilligan oo xitaa tayada hawada la ilaaliyo, qiiqa (Smog) ayaa noqonaya halista ugu ballaaran oo ay ka dhalanayaan tayo xumo nololeed iyo geeri lagu qiyaasay 467,000 oo qof sanadkiiba. Waana middaan xogta ugu horreysa ee ka soo baxaysa warbixinta loogu magac daray [ 203 more words ]

http://so.ceelmacaan.com/2016/11/29/hayadda-eea-oo-warbixin-ka-diyaarisay-heerka-tayada-hawada-yurub/

Warbixin: Wasakhaynta hawada ayaa noqotay mid raad weyn ku yeelatay caafimaadka muwadiniinta reer Yurub, gaar ahaan kuwooda ku nool magaalooyinka waaweyn. Xilligan oo xitaa tayada hawada la ilaaliyo, qiiqa (Smog) ayaa noqonaya halista ugu ballaaran oo ay ka dhalanayaan tayo xumo nololeed iyo geeri l...

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceelmacaan Online Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share