Abdifitah Durdur

Abdifitah Durdur “WAR HELAA TALO HELA”

27/10/2022

Sheekada Sanaa Ashraf shariif oo ah gabar da’yar oo meel wanaagsan ka gaartay artska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiis...
26/10/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya (UNSOS) Lisa Filipetto.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga ka dhaxeeya Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya, gaar ahaan xilligan ay socdaan hawlgallada iyo dagaalka ay hormuudka u tahay dowladda.

26/10/2022

Wasiirka qorsheynta XFS oo ka hadlay qorshah horumarinta korontada dalka

26/10/2022

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay mashruuca horumarinta korontada dalka

26/10/2022

Wasiirka Korontada iyo Biyaha XFS oo sheegay in ay ku dadaali doonaan shacabka soomaaliyeed sidii ay ku heli lahaayeen Koronta tayeysan oo dowlada maamusha.

25/10/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha guud ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika Dr. Peter Mathuki.

25/10/2022

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay'adda Qaxootiga Aduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse

25/10/2022

Ra'isul wasaare xamze oo amar ku bixiyay in si degdeg ah loo furo wadooyinka xiran ee muqdisho.

25/10/2022

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Qorshaha Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya 2022-2026.

24/10/2022

maamulka Gobolka Banaadir oo hakiyay lacagahii cashuura ee laga qaadi jiray guryaha.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ARRIMAHA DEEGAANKA IYO ISBADDALKA CIMMILADA EE JABUUTI.Madaxweynah...
23/10/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ARRIMAHA DEEGAANKA IYO ISBADDALKA CIMMILADA EE JABUUTI.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga xaalufinta iyo nabaad guurka deegaanka.

Madaxweynaha oo dul istaagay saamaynta baaxadda leh ee isbeddelka Cimiladu ay ku yeelatay guud ahaan gobolka, gaar ahaan Soomaaliya, ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in wadamada gobolku ay yeeshaan wadashaqeyn dhow oo wax looga qabanayo caqabadaha ka dhasha cimilada isbadalaysa.

Shirka oo ay ka qeyb galeen wufuud heer caalami iyo kuwa ka socday dalalka gobolka ayaa la iskula meel dhigay tallaabooyin wadajir ah oo wax looga qabanayo saameynta Isbeddelka Cimilada ee Wadamada gobolka.

23/10/2022

Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Jubbalaan Maxamed Naasi Guuleed oo faahfaahin ka bixiyay weerarkii hotel Tawakal.

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifitah Durdur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifitah Durdur:

Share