Farhan ali balanjo

Farhan ali balanjo Welcome to balanjo media International Television

SU,AAL Furan????
04/07/2025

SU,AAL Furan????

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay in la dhameystiray biyo xireenka Dam, Masar iyo Suudaanna ku casuumay inay k...
03/07/2025

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay in la dhameystiray biyo xireenka Dam,

Masar iyo Suudaanna ku casuumay inay ka soo qeybgalaan furitaanka

Dalkeygu waa barwaaqo aan ka baahanahay baydhabo janay
03/07/2025

Dalkeygu waa barwaaqo aan ka baahanahay baydhabo janay

Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Uganda oo ay la socdaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soo...
02/07/2025

Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Uganda oo ay la socdaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku burburtay garoonka Muqdisho, waxaana ku dhintay shan qof oo rakaab ah, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Uganda

Waxaan u tagnay si aan gargaar u helno, laakiin waxaan soo laabannay annaga oo meyd ah." Oohin Falastiinita  iyadoo ciid...
02/07/2025

Waxaan u tagnay si aan gargaar u helno, laakiin waxaan soo laabannay annaga oo meyd ah."

Oohin Falastiinita iyadoo ciidamada Israa’iil ay beegsanayaan iyaga oo gargaar suya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil: Dhisidda dawlad Falastiini ah waxay khatar gelinaysaa ammaanka dawladda Israa’iil
30/06/2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil: Dhisidda dawlad Falastiini ah waxay khatar gelinaysaa ammaanka dawladda Israa’iil

Wataas reer mudugnimadu  Hampalyo Hampalyo
30/06/2025

Wataas reer mudugnimadu
Hampalyo Hampalyo

Ma doonaysaa dhadhan dhab ah oo ka dhigaya cuntadaada mid aan la ilaawi karin?ASAL Tomato Ketchup – waa mid la isku hall...
30/06/2025

Ma doonaysaa dhadhan dhab ah oo ka dhigaya cuntadaada mid aan la ilaawi karin?
ASAL Tomato Ketchup – waa mid la isku halleyn karo, laga sameeyay yaanyo dabiici ah, isla markaana leh dhadhan qani ku ah macaan,

Hogaamiyaha Shiicada Iran Ayatollah Shirazi ayaa soo saaray fatwo ku dhaleeceeyay Trump iyo Netanyahu oo uu ku tilmaamay...
30/06/2025

Hogaamiyaha Shiicada Iran Ayatollah Shirazi ayaa soo saaray fatwo ku dhaleeceeyay Trump iyo Netanyahu oo uu ku tilmaamay "cadowga Ilaah", isagoo ugu baaqay Muslimiinta inay ka soo horjeestaan ​​iyaga iyada oo ay jirto xiisad u dhexeysa Israa'iil iyo Mareykanka.

29/06/2025

Aljazeera ayaa heshay muuqaal muujinaya diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil ah oo duqeyn ku dilaysa qof Falastiini ah oo shacab xaafadda Shujaaciya

Copyright Al Jazeera English

Tobannaan sano, Israa'iil waxa ay tijaabisay xadka sharciga caalamiga ah iyada oo duqaysa cadawgeeda marka ay sheegtay i...
29/06/2025

Tobannaan sano, Israa'iil waxa ay tijaabisay xadka sharciga caalamiga ah iyada oo duqaysa cadawgeeda marka ay sheegtay in ay khatar dareemayso.

Waa sida ay somalia yeelayso cadowgeed
Waa lacala

Address

Street Bakaro Marka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan ali balanjo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share