Farhan ali balanjo

Farhan ali balanjo Welcome to balanjo media International Television

26/11/2025

Sagal milk caano caqliga koriya qof walbana cabi karo

2026 Maxuu Helidoonaa?
27/09/2025

2026 Maxuu Helidoonaa?

Malyuun way iska ciyaaraysay Lkn maxaa hooyadeed ay usoo xireen wax qalad ah meysanba galine 🤣
16/09/2025

Malyuun way iska ciyaaraysay
Lkn maxaa hooyadeed ay usoo xireen wax qalad ah meysanba galine 🤣

14/09/2025

Good night

14/09/2025

Hello

Sheekh usuuli “Hadii Gabadha aad qabto kugu tiraahdo cuno maku karinayi oo waa jib iguma ahan ee adiga karso , adna ku d...
14/09/2025

Sheekh usuuli “Hadii Gabadha aad qabto kugu tiraahdo cuno maku karinayi oo waa jib iguma ahan ee adiga karso , adna ku dheh Hadaey xanuun sato Daweyntaada waa jib iguma ahan ee reerkaga u tag haku soo daweeyaan “

Kadib Markaas Reerka gabadha waxaa ku jawaab ah in ay ku soo daweeyaan kadib ay ku soo celiyaan iyada Cafimaad qabta”

Maxaad u taqaanaa?
14/09/2025

Maxaad u taqaanaa?

Maxaa aragtaa?
11/09/2025

Maxaa aragtaa?

Xaaskaaga maad sikaftan ah u tiradid Abaayo waan guursanayaa ee maad ifasaxdidMuuqaalkaas oo yaala barta tiktok ayaa wax...
11/09/2025

Xaaskaaga maad sikaftan ah u tiradid Abaayo waan guursanayaa ee maad ifasaxdid

Muuqaalkaas oo yaala barta tiktok ayaa wax ka falceyay dumar badan balse waxa ilaa cajiibsanaa sedexdaan comment

Su,aashu waa macaan io qarar wada socda

War jaceylka nagu salaama❣️

09/09/2025

Naaguhu ninka u naxariista aduunkay ugu neceb yihiin

Ma saxbaa arintaasi?
Farhan ali balanjo

Ma Ogtahay in ya  amusnantu ay tahay   Kala fogansho
09/09/2025

Ma Ogtahay in ya amusnantu ay tahay Kala fogansho

Address

Street Bakaro Marka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan ali balanjo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share