Learn Forex

Learn Forex Page follow ka ilaawin πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ‘

Dhaqan Kaaba "2013 kii iyo 2014 kii waxaan ahaa Wariye, 2015 kii ilaa 2020 kii waxaan ahaa Ganacsato, 2020 kii ayaa mar ...
08/06/2024

Dhaqan Kaaba "2013 kii iyo 2014 kii waxaan ahaa Wariye, 2015 kii ilaa 2020 kii waxaan ahaa Ganacsato, 2020 kii ayaa mar qura ganacsigeygii khasaaray oo bur buray maadaama deymo badan Bank igu lahaa badeecadiina la iga gadan waayay.

2021 kii ayaan bilaabay in aan noqdo YouTuber kunool Baadiye ilaa hadana waan ahay waxaan sanadkaan 2024 dib ubilaabay ganacsi, inta aan marxaladahaas oo dhan marayey ma jirin cid garab isiisay waxaana ahaa Gabar rajo iyo agoon lamood ah oo hooyadeed dhimatay.

alxamdulilaah maanta waxaan ahay gabar isku filan oo ehelkeeda caawin karta oo caqabado kala duwan kasoo gudubtay, dhalinyaradu tusaale ha iga dhigtaan ilaahayna talo saaro xalaasha iyo xaaraantuna hakuu kala soocnaadaan"

Wadamo islaam ah oo waxaa jira mar hadii gabadha la furo ama ninkeeda uu dhinto aanan dib danbe loo guursan. Ragga sooma...
08/06/2024

Wadamo islaam ah oo waxaa jira mar hadii gabadha la furo ama ninkeeda uu dhinto aanan dib danbe loo guursan.

Ragga soomaliyeed waxay ku amaanan yihiin waxaa ka mid ah in aysan waxaas fiirin oo xitaa hadeey ilmo leedahay ay guursadaan.

Qofta sawirka hoose howsheeda waa howl kale. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

"Khadiijo -  "Maxamed i Maqal maanta laga Bilaabo Cuntada adiga yaa ii karinaayo ' Diyaar Bbe  maxamed Guriga adiga ayaa...
07/06/2024

"Khadiijo - "Maxamed i Maqal maanta laga Bilaabo Cuntada adiga yaa ii karinaayo ' Diyaar Bbe maxamed Guriga adiga ayaa i Xaqeysid diyaar Bbe Qolka adigaa ii hagajineysid wuxuuna ku Jaeaabay diyaar Bbe waliba iyga oo live saaran

Alaabta adiga ayaa idhaqaayo Haye Bbe waa diyaar

Isaga oo intaas oodhan Ka ogoladay waliba live ay wada saran yihiin ayuu sii Raali galiyey isaga oo leh Bbe wax walbo anigaa kuu qabanayo oo diyaar u ah..

Markani ay khadiija ku amreyso Ninkeeda in uu Howsha guriga qabto waxay saranyihiin Live Toos Tiktok . Hadaba .Ninka sidaa Baariga u ah & Gabadha sidaa u amrrysa labadaba waxay Ku nool yihiin Magalada Muqdisho."

Muqaalka Hoos ka Daawo ..

Kulahaa Albaqro sii marsiinooyo πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚Weyba usoo sawirtay indha adeyg waa dhameysay πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
07/06/2024

Kulahaa Albaqro sii marsiinooyo πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Weyba usoo sawirtay indha adeyg waa dhameysay πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Xanaan Cali "Wiilkii aan shalay faqiir nimada ugu cararay maanta waa hantiile, oo waa Taajir hada aad baan u jeclahay da...
07/06/2024

Xanaan Cali "Wiilkii aan shalay faqiir nimada ugu cararay maanta waa hantiile, oo waa Taajir hada aad baan u jeclahay dartiis ayaana habeen iyo maalin laamiga u istaaga si aan u arko..

Waxay kaloo Tiri.Xanaan Jaceylka sidiisaba Qofbuu ku Horeeya Qof wuu ku dambeeya xaqiiqdii wilkaas anigaa xumeyey laakin Wiil wanagsan Buu ahaa

Waana Ka qoomameyaa inaan ka tagay Naf i jecel "

04/06/2024

Smart

03/06/2024
03/06/2024

Dhib badanaa kkkkkkk

Queen Canab Cali "Nin aan lacag Lahayn Oo 500g Dahab Ah Iga Bixinayn Ima Geeyo, Gabar walbana waxaan kula talinayaa inay...
02/06/2024

Queen Canab Cali "Nin aan lacag Lahayn Oo 500g Dahab Ah Iga Bixinayn Ima Geeyo, Gabar walbana waxaan kula talinayaa inay saas yeesho oo qiimaheeda aysan raqiis ka dhigin"

Aragtidaada?

M.SALLH😢
01/06/2024

M.SALLH😢

Faarax see wax  ledahayπŸƒπŸ€£πŸ™ˆπŸ€£
01/06/2024

Faarax see wax ledahayπŸƒπŸ€£πŸ™ˆπŸ€£

Ninkaan naag ayuu Facebook ka bartay kadib way is guursadeen, waxeey u sheekeysay in aysan waalid iyo walaal laheyn, maa...
01/06/2024

Ninkaan naag ayuu Facebook ka bartay kadib way is guursadeen, waxeey u sheekeysay in aysan waalid iyo walaal laheyn, maalmo ayay meermeerisay ayadoo leh caado ayaa ii joogto iyo waa xanuunsanahay, ugu dambeyn wuxuu soo helay qoyskeeda, qoyskeedana waxeey ku dheheen, β€œGabar maahe waa wiil waayadi dambe ayuu sida dumarka u labisan jiray"

Waxaas oo dhanna wuxuu u sameeyay si u lacag u helo.

Bisle.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615641292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Learn Forex posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Learn Forex:

Share