Mohammed ali araaye

Mohammed ali araaye shaqadeenu waa so gudbinta warar tayo leh dabagalka xaqiiqda dhabta ah

Kursigii ugu saameynta badnaa kuraasta laga soo dooran doono maamulka Jubaland ee   dib ayaa loo dhigay, Waxaana kursiga...
13/12/2021

Kursigii ugu saameynta badnaa kuraasta laga soo dooran doono maamulka Jubaland ee dib ayaa loo dhigay, Waxaana kursigaan 4-tii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay kaaliyaha gaarka ah ee Fahad Yaasiin.

 : Guddigga Doorashada Heer Federaal ee Jubaland ayaa shaaciyay liiska 14 Kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee...
13/12/2021

: Guddigga Doorashada Heer Federaal ee Jubaland ayaa shaaciyay liiska 14 Kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono maamulkaas.

Hoos ka akhriso liiska kuraasta la shaaciyay.

10/07/2021

Sidaas sax miyaa

10/07/2021

Khayre oo xaruntiisa ololaha ku qaabilay Xasan Sheekh ayaa kala sheekeystay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka.

HUBAAL NEWS NALA SOCO MAR WALBO

Ra’iisul Wasaare Rooble oo madaxweynaha Jubbaland garab taagan ayaa sheegay in doorashooyinka Ka dhici doona Kismaayo Ga...
10/07/2021

Ra’iisul Wasaare Rooble oo madaxweynaha Jubbaland garab taagan ayaa sheegay in doorashooyinka Ka dhici doona Kismaayo Garbahaareey uu isagu waa Axmed Madoobee mas’uul ka yahay lagalana xisaabtami doono.

Nala soco mar walbo

10/07/2021

RW Mohamed Hussein Roble oo si diirran loogu soo dhaweeyay Garbahaareey.

news Nala soco Mar walbo

RW Rooble oo maanta kulan la yeeshay guddiga Doorashooyinka SIET ee Jubaland. RW Rooble ayaa guddiga kula dardaarmay ine...
10/07/2021

RW Rooble oo maanta kulan la yeeshay guddiga Doorashooyinka SIET ee Jubaland. RW Rooble ayaa guddiga kula dardaarmay iney qabtaan shaqo hufan. “ Waxaad tihiin guddigii ugu h**eeyey ee aan si gaar ah ula kulmay”

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maalinta berri ku sii jeeda degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, halkaasoo ka mid ah goobah...
09/07/2021

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maalinta berri ku sii jeeda degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, halkaasoo ka mid ah goobaha ay ka dhaceyso doorashada kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriira dadaajinta arrimaha doorashada iyo xalinta khilaafka Gobolka Gedo, waxaana la filayaa in Guddigii heerka Wasiir ee dib u heshiisiinta inay iyagana tagaan magaalada.

Mar walbo Nala soco

09/07/2021

Qeeb ka mid ah wareysigii madaxweyne xasan sh maxamud
# wacan
Nala soco Mar walbo

Axmed Madoobe iyo Rooble oo Goobwayn ku qunba cabaya.
09/07/2021

Axmed Madoobe iyo Rooble oo Goobwayn ku qunba cabaya.

2badii madaxweyne ee h**e Somalia mudane shiikh shariif shiikh axmed iyo xasan sh maxamuud ayaa caawa kulan is xog waree...
09/05/2021

2badii madaxweyne ee h**e Somalia mudane shiikh shariif shiikh axmed iyo xasan sh maxamuud ayaa caawa kulan is xog wareesi ah ee ku saabsan xaalada dalka ku yeeshay magaalada mogdisho
Fadlan Nala soco Mar walbo si aad xog dheeri ah oo dhexdhexaad ah u hesho

Madaxweenaha muddada dheer xakumaya dalka djbouti ismaaciil Cumar geelle ayaa booqasho rasmiga ah ku tagay dalka faransi...
10/02/2021

Madaxweenaha muddada dheer xakumaya dalka djbouti ismaaciil Cumar geelle ayaa booqasho rasmiga ah ku tagay dalka faransiika
Nala soco Mar walbo si aad u hesho xogo badan oo ku saabsan wararka aduunka iyo kuwa somaalida intaba

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+27724962094

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohammed ali araaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohammed ali araaye:

Share