Dhaxalreeb Media

Dhaxalreeb Media Waa warbaahin horumarineed oo la hubo

17/10/2022
𝐖/𝐐 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐍𝐮𝐫 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 // 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦 𝐅𝐨𝐮𝐧𝐝𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧Waxaan ka ambabixinay Magaalada Muqdisho ardey ku guulee...
30/09/2022

𝐖/𝐐 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐍𝐮𝐫 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 // 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦 𝐅𝐨𝐮𝐧𝐝𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
Waxaan ka ambabixinay Magaalada Muqdisho ardey ku guuleesatey Deeqdii Waxbarasho ee Chevening ee Dowlada UK siiso sanad kastaa ardey ka kala socota dunida. Deeqdaan waxbarasho oo ah heer Master degree , ayaa sanadkaan waxaa qeyb ka noqday Hormuud Salaam Foundation oo bixisay kharashka (sponsortey) wax barasho ee laba arday, kuwaasoo soo baran doona Takhasusaad muhiim u ah dalkeena, Sanadkaan waxaa deeqda waxbarasho ee aan bixinay ku guuleystey labadaan wiil ee ila sawiran, waa Abdinaasir Muuse, oo baran doona MSc Air Transport Management oo ka baran doona Jaamacada Cranfield Univeristy ee UK iyo Hassan Abdulkadir Hassan oo soo baran doona MSc Energy and Climate Policy , oo ka baran doona Jaamacada Univeristy of Sussex ee UK, Waxaa kaloo jira 12 ardey kale oo iyagana ku guuleystey sanadkaan oo ka mid ahaa ardeyda aan sagootinay, waxaan rajeeynaa in ardeydaas aay sanadka danbe dib ugu soo noqdaan wadankooda si aay qeyb uga qaataan horumarka dalka. Dhanka kale waxaan ardeyda Soomaaliyeed iyo cidii daneeyneysa xasuusin lahaa in aay hada furan tahay dalbashada deeqda waxbarasho ee Chevening ayna xirmi doonto 1 November 2022, ee Fadlan hada dalbada oo ka faaaideysta.. halkaan ayaana Macluumaadka laga heli karaa…

https://www.chevening.org/scholarship/somalia/

Mida kale waxaan soo jeedinayaa in Takhasuusyadaan aad dalbataan oo aan aaminaahay in aad loogu baahan yahay wadankeena anagana aan dooneeyno in la dalbado

Master’s degree in subjects of (a) Media Law or Corporate Law or Commercial Law; (b) Marketing Management or Digital Marketing; (c) Journalism or Mass Communication or Master in Media and Communications Management, Master Program in Strategic Communications or Master in Corporate Communications; (d) Human Resource Management; (e) Artificial Intelligence and Machine; (f) Master in Data Science; (g)Master in Asset Management; (h) Master’s degree in
Investment Management or Portfolio Management; (i) Master of Science in Petroleum Engineering; (j) Master in Energy Management (k) Avition and Air transport management at any University in UK.
Waxaan rajeeynaa in laga faaiideysto furaskaan

W͢/͢Q͢ ͢D͢r͢ ͢C͢a͢l͢i͢ ͢S͢h͢e͢e͢k͢h͢ ͢A͢x͢m͢e͢d͢
29/09/2022

W͢/͢Q͢ ͢D͢r͢ ͢C͢a͢l͢i͢ ͢S͢h͢e͢e͢k͢h͢ ͢A͢x͢m͢e͢d͢

Geerida ku timid IMAAMKII UMMADDA Dr. Sheekh Yuusuf Al-qaradaawi. رحمه الله تعالى... Wuxuu ahaa ruux ILAAHAY siiyay daaq...
29/09/2022

Geerida ku timid IMAAMKII UMMADDA Dr. Sheekh Yuusuf Al-qaradaawi.
رحمه الله تعالى...
Wuxuu ahaa ruux ILAAHAY siiyay daaqo yaab leh, wuxuu kulansaday garasho dheer oo quraanka iyo axaadiista iyo fahmi xeeldheer oo nolasha casriga ah.

Wuxuu wax ka qoray wax kasta oo taabanaaya nolasheenna, wuxuu ka-hortagay wax kasto oo dhib ku ah waxbarashada Diinta ama culuumta casriga ah.

Wuxuu diiday inuu u nacamleeyo kuwa si khaldan ummadda u hogaamiya, taas oo u keentay xabbis iyo ciqaab marar “ BADAN”

Wuxuu ahaa macallin gaaray darajada ugu saraysa , ugu danbeystii isaga ayaa noqday marjic jaamacadeed, taa kaliya maahee waxaa laga qoray tobanaan MASTAR iyo PhD
Waxaa lasiiyay jawaaiz badan

Wuxuu ahaa muftiga ugu wayn ee ummadda Muslimka ah ee casrigeenna:
( SHEIKH AL ISLAAMKA)

Wuxuu ahaa abwaan wayn oo leh DIIWAAN GABAY AH
Wuxuu ahaa NIN KALIGIIS UMMAD AH. oo Rabbi siiyay CUMRI DHEER IYO CAMAL SAALIX AH OO KA TAGAY KANZI AAN DHAMMAANAYN.

Markii koobaad Een la kulmay: 1975 MADIINA ALMUNAWARA
Markii ugu danbaysay een la kulmay: 2016 ISTANBUL
47 ayaan aqaannay.
Wuxuu ii ahaa Iskuulka an wax ka barto, siday malaayiin kale wax uga barteen, wuu innaga qarsoomee ma dhimanin.
Sida xigmada soomaaliyeed: ( wuu dhuuntee ma dhimanin)
Wuxuu wax baridoonaa dadka inta adduunku jiro ( QORAAL IYO HADAL IYO FATWOOYIN)

Wuxuu mideeyay ummadda intuu soo shaqeeyay.
Maantana waxaa ka muuqday janaasadiisa midnimadii ummadda ( FIRDOWSA RABBI HA UGU DEEQO)

1- Waxaa ku tukaday sheekha khalqi aan la tirakoobi karin
Oo masjidka iyo banaanadiisu qaadiwaayeen

2- Aaska sheekha wuxuu ahaa mid abuuray midnimo caalamka Islaamka sida fikirkiisu yahay, waxaa ka soo qaybgalay boqolaal caalim iyo kumanaan dadkii jeclaa oo ka yimid adduunka daafihiisa, waa lagu tukaday waana la xabaalay, ilma ayaa ka qubanaysay muslimiintii timid iyo inta ka maqnayd, xanuun badan ayuu lahaa muuqaalku.

3- Maqribkii ila waqti danbe waxaa isugu yimid daleed khaymad lagu dhisay Boqolaal ka tirsan hogaanka ummadda, gaar ahaan dadka haga mashruuca dib u dhiska ummadda.

Fursad qaali ah ayay ii ahayd inaan tago tacsiyada SHEEKHA YUUSUF AL-QARADAAWI , oo ah Sheekha ummadeenna.

ILAAHAY ha u naxariisto, inagana ha inna waafajiyo inaan raacno jidka toosan, iyo inaan sii wadno dadaalkii sheekhu uu waday.

4- Dhallinteenna iyo dhammaanteen aan dib u aqrino dhaxalkii uu innooga takay sheekhu, taas ooy ka mid tahay 200 oo kitaab ugu yaraan, boqolaal maqaam,boqolaal xalaqo oo TV ah iyo kumanaan muxaadaro ama nadwo.

Waddankaad ku nooshahay
Wanaag waad ka curin kari
Walgiis aan dhimanayn

Wadku intuuna kuu iman
Waligaa ha daaline
Wax anfaca dadka u reeb

W͢/͢Q͢ ͢D͢r͢ ͢C͢a͢l͢i͢ ͢S͢h͢e͢e͢k͢h͢ ͢A͢x͢m͢e͢d͢

Allaha u naxariisto Sheeikh Maxamuud Maxamed Cabdi  oo ah sheekhi qoray tarjumadda Quraanka Kariimka ee Afsoomaaliga lug...
23/09/2022

Allaha u naxariisto Sheeikh Maxamuud Maxamed Cabdi oo ah sheekhi qoray tarjumadda Quraanka Kariimka ee Afsoomaaliga lugu tarjumay
Waxaa ka faaiidaysatay tarjumadiisa boqolaal kun oo qof Allaha u aqbalo, waxaan xasuustaa inaan akhrisan jiray tarjumaddiisa markaan dhiganayay dugsiga Quraanka ee aan marayay juzka khamiisaad gaar ahaan auurada الطور والذاريات
Allaha u aqbalo oo u naxariisto

Halkan ka akhriso taariikh nolalawedkiisi oo ku qoran Afka carabiga ah oo uu qoray wiilkiisa Mustafa

سطور في ترجمة الفقيد كتبها ابنه مصطفى:
بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الانبياء والمرسلين وعلى آله وصحبه أجمعين أما بعد
فهذه سطور عن تاريخ الوالد الشيخ محمود محمد عبد (حفظه الله) أملاه علي(أنا إبن الشيخ ) .
مولده ونشأته :-
ولد في مدينة (بيدوا) في غربي الصومال في حي كان معروفا بإسم أسرته, في خلال ما يسمى بالحرب العالمية الثانية , ثم تحولت أسرته إلى الصومال الغربي حيث كان يسكن أجداده.
وأصبح يتيما حيث توفي والده (جدي رحمه الله ) وهو صغير فترعرع بيد والدته الحنون (جدتي رحمها الله ) وإخوته , وذلك في منطقة "قرحي " .
طلبه للعلم:-
وفي بداية الخمسينات بدأ يتعلم القران الكريم بيد الشيخ حسن فارح عيتمه المعروف " بالأستاذ" الذي رجع من أندونيسيا , وافتتح مدرسة لها مقررات من حفظ القران , والعقيده والسيرة النبوية ومبادئ الحساب والجغرافيا , إلا أنه غادر منطقة قرحي لظروف واجهته .
وبعد فترة أسس معلم محمد بن عبدالله مدرسة لتحفيظ القران الكريم فانضم الوالد الى هذه المدرسة ودرس هناك معظم القران الكريم ثم لما أصبح المعلم إماما في جامع مدينة "قبردهري" واصل المدرسة المعلم عبد خليف صهر معلم محمد .
وفي اواخر الخمسينات بدأ الوالد بتعلم الفقه وبعض الفنون من بعض المشائخ في المنطقة.
رحلته لطلب العلم
في أواخر الخمسينات توجه الوالد ومجموعة من طلبة ا لعلم إلى جنوب الصومال حيث انضموا إلى حلقات الشيخ أحمد أبي بكر, الملقب "الكدهب" وكان يدرّس كتاب المنهاج في الفقه الشافعي , في مدينة دولو.
ثم استفاد من الشيخ آدم عورمله في مدينة لوق الكتاب نفسه .
كما قرأ كتاب مختصر إبن أبي جمرة في الحديث على أحد المشايخ هناك اسمه الشيخ محمد "الشيخالي" ()
وفي بلدوين درس عند الشيخ جامع "الليلكسي " كتاب المنهاج في الفقه الشافعي أيضا .
وبعد استقلال أجزاء من الصومال عاد إلى منطقة قرحي لزيارة الأسرة , ثم بدأ يدرّس بعض الكتب منها كتاب إبن أبي جمرة في الحديث قبل أن يبدأ رحلته إلى البلاد العربية حيث توجه إلى شمال الصومال ثم التقى في مدينة برعو بالشيخ علي جوهر (رحمه الله ) الذي كان يدرّس تفسير القران الكريم في الجامع الكبير في مدينة "برعو" والنحو والمنطق والبلاغة في بيته وقد استفاد من الشيخ معظم دروسه في الصومال وهي أسعد فترة علمية عاشها الوالد قبل التحاقه بالجامعة الإسلامية حيث كان الوالد من المجموعة الأخيرة من تلاميذ الشيخ علي جوهر رحمه الله .
وفي عام 1384هـ توجه إلى مدينة عدن اليمنية ومكث فيها مدة كان يدرس خلالها في مسجد بالمعلا النحو بعض الكتب الأخرى.
ثم توجه إلى المملكة العربية السعودية عبر البحر ووصلوا إلى ميناء جازان , ثم توجه إلى مكة المكرمة مع بعض زملائه , وبعد أن أدى شعائر الحج سافر إلى المدينة المنورة والتحق بالجامعة الإسلامية العام الدراسي 1384/1385 هـ وتم قبوله في المعهد الثانوي بالجامعة وواصل دراسته حتى أتم المرحلة الثانوية عام 1386/1387هـ وكان ترتيبه الأول في مجموعته .
ثم التحق بكلية الدعوة وأصول الدين عام 1387هـ وتخرج منها بتقدير ممتاز وذلك في عام 1391هـ ,
اعماله الوظيفية :-
وبعد تخرجه تم تعينيه من قبل الجامعة ورابطة العالم الإسلامي مدرسا في معهد التضامن الإسلامي في مقدشو الذي كان يديره فضيلة الشيخ الدكتور :- علي بن ناصر فقيهي . ( حفظه الله )
وفي عام 1401هـ أفتتح مكتب رابطة العالم الإسلامي في مقديشو وكان الوالد من المؤسسين
للمكتب , وكان مسئولا عن شئون الدعوة والثقافة الإسلامية في المكتب .
وفي عام 1412هـ تحول عمل الوالد إلى مكتب الرابطة في نيروبي فترة بالمسمى الوظيفي السابق .
ثم بعد ذلك تفرغ للقراءة والتدريس والتأليف, وفي نيروبي قام بتدريس التفسير وكذلك بعض كتب الحديث مثل صحيح البخاري وسنن أبي داود والنسائي وابن ماجة وبعض كتب العقيدة مثل العقيدة الطحاوية والواسطية , وكذلك مشاركته بإلقاء المحاضرات والندوات العلمية والدورات الشرعية المكثفة في نيروبي وقام بالتدريس في بعض المدارس في نيروبي وقاريسا .
أعماله العلمية :-
- ومن أعمال الوالد العلمية وذلك أثناء عمله بالرابطة في مقدشو ترجمته لمعاني القران الكريم باللغة الصومالية ومن أسباب قيامه بهذه الترجمة قيام النشاط التنصيري في مخيمات اللاجئين ونشرهم مطبوعات باللغة الصومالية , وقدمت هذه الترجمة بواسطة رابطة العالم الإسلامي إلى مجمع الملك فهد لطباعة المصحف الشريف بالمدينة النبوية
- وقد إستغرقت مدة الترجمة خمسة سنين كما في مقدمة الترجمة .
- وكذلك مشاركته بكتاب أساس الإسلام , وأنبياء الله . وقد صدر منها طبعة واحدة .
- تأليفه كتاب ضياء مكة في السيرة النبوية. وومسؤلية المعلم المثالي , وكتاب قبس من خواتم سور القرآن الكريم ومختارات من علومه.
- وهناك بعض الكتب العربية قيد الكتابة .
مشايخه في الصومال :-
1. الشيخ حسن فارح عيتمه المعروف ب "الأستاذ" –رحمه الله –
2. الشيخ معلم محمد عبدالله إمام مسجد مدينة قبردهري –رحمه الله –
3. الشيخ معلم عبد خليف –رحمه الله –
4. الشيخ أحمد نور خطيب في مسجد مدينة قبردهري – رحمه الله –
5. الشيخ أحمد ابوبكر - رحمه الله-
6. الشيخ آدم عورمله –رحمه الله –
7. الشيخ جامع الليلكسي . –رحمه الله –
8. الشيخ علي جوهر - رحمه الله -
مشايخه خارج الصومال
في المدينة المنورة حرسها الله درس الوالد قسطا من كتاب صحيح البخاري على يد سماحة الشيخ عبدالعزيز بن عبدالله بن باز رحمه الله المفتى العام للمملكة العربية السعودية ورئس اللجنة الدائمة للإفتاء ورئيس الجامعة الإسلامية الأسبق.

وتلقى من الشيخ محمد الأمين الشنقيطي- رحمه الله - بعضا من التفسير كما درّسه الشيخ في الجامعة بعض المواد الأخرى .
وفي مكة المكرمة درس عند الشيخ محمد بن عبدالله الصومالي رحمه الله بعض كتب الحديث وأجازه على ذلك .
ومن مشايخه في الجامعة :-
الشيخ تقي الدين ا لهلالي - رحمه الله -
الشيخ عبدا لغفار الباكستاني -رحمه الله -
الشيخ عطية محمد سالم -رحمه الله –
الشيخ محمد المجذوب –رحمه الله-
الشيخ أبو بكر الجزائري- شفاه الله -
الشيخ عبدالكريم مراد -حفظه الله -
والشيخ الدكتور علي بن ناصر فقيهي -حفظه الله -
والشيخ الدكتور عبدالمحسن العباد-حفظه الله –

كتبه:- مصطفى شيخ محمود محمد عبد
‏الخميس‏، 24‏/رمضان‏/1431هـ الموافق ‏02‏/09‏/2010م نيروبي

بسم الله الرحمن الرحيم
سطور حول الوالد

Dadka hortooda ha uga sheekaynin1.   ha uga sheekeynin midka faqiirka ah 2.   ha uga sheekeynin midka xanuunsan3.   ha u...
23/04/2022

Dadka hortooda ha uga sheekaynin

1. ha uga sheekeynin midka faqiirka ah
2. ha uga sheekeynin midka xanuunsan
3. ha uga sheekeynin midka tabardaran
4. ha uga sheekaynin midka dhibaataysan / dandareysan
5. ha uga sheekeynin midka aan wax dhalin
6. ha uga sheekeynin midkabagoonka ah

Hal xikmad dheeri ah Commentiga ku soo qor

Fadlan la wadaag asxbtada ee saar si ay u gaarto asxaabt badan Follow dheh page kena si aad ula socto postiyadena
Thanks.

31/03/2022
05/03/2022

Tani waxay ku tusaysaa qiimaha ay leedahay .

I'm waiting for your friendly watching your program
17/02/2022

I'm waiting for your friendly watching your program

09/02/2022
Asc, asxaabta qaaliga ah na soo raaca dhammaan Social Media Channels kènna oo dhan
04/02/2022

Asc, asxaabta qaaliga ah na soo raaca dhammaan Social Media Channels kènna oo dhan

Address

Mogadishu

Telephone

+252628654466

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaxalreeb Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhaxalreeb Media:

Share