10/03/2026
Degdeg: Sacuudi Carabiya iyo Dowladaha Khaliijka oo bilaabay inay si qasab ah u dhimaan wax soo saarka saliidda! ๐ธ๐ฆ๐ฐ๐ผ๐ฆ๐ช๐ฎ๐ถ
Bloomberg waxay xaqiijisay in Sacuudi Carabiya ay bilowday inay yareyso wax soo saarkeeda, waxaana ku xiga Imaaraadka Carabta, Kuwait, iyo Ciraaq, ka dib markii haamaha kaydinta ay gaareen "qarka ay ku qarxi karaan."
-: Marinka Hormuz wuxuu ku dhawaad โโโโgebi ahaanba u xiran yahay marakibta Qaada haamaha saliidda; wixii ka soo hara ma jiraan si loo dhoofiyo.