Abdirizakh Amin

Abdirizakh Amin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirizakh Amin, Digital creator, Janeral Da'ud Road (Wadaji District), Mogadishu.

19/11/2025
16/11/2025

“Addoomadayow kuwa naftooda ku xadgudbay (dembiyada iyo falalka xun ku dhacayow)! Ha quusanina naxariista Eebbe. Ilaahay wuu kuu dhaafayaa dhammaan dembiyada. Ilaahay waa kan dembi-dhaaf badan, naxariis badan.”

16/10/2025
16/10/2025

" إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا " جمعة مباركة .. 🌿🌱 🤲

16/10/2025

Xasbunallahu Wanicmal Wakiil, Ku cel celi Waad ku faaidi dontaa i,allah.

Kudadaal ducadan  siina sheer gareey
16/10/2025

Kudadaal ducadan siina sheer gareey

13/10/2025

Carabkaga iyo adinkaga halaga amaan helo,

🤲 " إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا...
09/10/2025

🤲 " إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا " جمعة مباركة .. 🌿🌱

Allaha ayaa ah kan irzaaqada baxiya
09/10/2025

Allaha ayaa ah kan irzaaqada baxiya

Deg Deg💥🇺🇸Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegayin nidaamka dhaqaalaha caadiga ahi uu burburay isla markaana crypto uu yah...
05/10/2025

Deg Deg💥
🇺🇸Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay
in nidaamka dhaqaalaha caadiga ahi uu burburay isla markaana crypto uu yahay xal 💰🤑

‎‎Farqiga u dhaxeeya Picture, Image, & Photo.‎‎Wey isku dhawyihiin si guud balse waxyar ayey ku kala duwanyihiin..‎ ‎‎Pi...
13/08/2025


‎Farqiga u dhaxeeya Picture, Image, & Photo.

‎Wey isku dhawyihiin si guud balse waxyar ayey ku kala duwanyihiin..


‎Picture –Waa sawir gacmeed rinji ah ama farshaxan.

‎Image – Muuqaal uu kombiyuutar wax ka beddelay ama kombiyuutar lagu sameeyey.

‎Photo – Muuqaal kaamiro lagu qaaday, ha ahaato kaamiro caadi ah, ama kaamiro dhijitaal ah.

Afsoomaali ahaan noogu kala sheeg hadii aad taqaano oo noo faa'idey saaxib sare.


‎Sawirka hoose ayaa laga fahmi karaa farqiga 👇

10 Baasaboor ee ugu liita Africa. Kaalinta koowaad 🇸🇴. Waxaa sidaasi qoray Henley Pasaport Index.
23/07/2025

10 Baasaboor ee ugu liita Africa. Kaalinta koowaad 🇸🇴. Waxaa sidaasi qoray Henley Pasaport Index.

Address

Janeral Da'ud Road (Wadaji District)
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizakh Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share