Arag TV

Arag TV Arag TV Waa isha warbaahinta Soomaalida. Kala soco barnaamijyo ku saleysan runta iyo xaqiiqda.

15/12/2025

"Walaalihii wax noo soo qaadayoow waxaa soo qaadeyn waan saluugnay".

Midkamida Odayaasha

15/12/2025

DEGDEG;Suldaan Cigale Hooley oo si adag ugu wajaabau M/W Trupm "Soomaalidu waa dadka ugu ilbaxsan caalamka, ugun Aqoonta badan"

14/12/2025

Waxgaradka Beesha Saciid Abakar oo Fariin adag u diray beesha Habarceeno.

Musharax Madaxweyne Mudane  Xasan Cali Kheyre ayaa hoygiisa uu ka degan yahay caasimadda Muqdisho kula kulmay Guddoomiyi...
14/12/2025

Musharax Madaxweyne Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hoygiisa uu ka degan yahay caasimadda Muqdisho kula kulmay Guddoomiyihii h**e ee gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.

Kulankan oo ahaa booqasho sharafeed uu guddoomiye Madaale ugu yimid mudane Kheyre ayaa sidoo kale la iska xog wareystay xaaladda dalka, xal u helidda arrimaha siyaasadda iyo guud ahaan dhameystirka hannaannada dowlad-dhiska.

14/12/2025

Xog :- Farmaajo Oo hoos u Dhigay Sameynta Shirka Kismaayo , Go’aan Loo Riyaaqay Oo uu ka Qaatay …

14/12/2025

Faahfaahinta Dagaal Xoogan oo Maleeshiyo AS kawada tirsan ku dhaxmaray Degmada Maxaas, iyo Xiisad wali ka taa........

13/12/2025

Wararkii ugu danbeeyey Howlgalo ka socda Shabeelaha Dhexe, Duqeymo lagu laayey AS oo dhacay, xili Kooxdu ay ku dhawaanayaa dee.......

13/12/2025

"Qof walba Oo Soomaali ah ee diidan Dhul B**b, Barakicin, Cagaf Xisbigooda waa Xisbigaan".

Samafale Axmed Jalwo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii kutimid AUN Madaxweynihii h**e Puntland Jaamac Cali Jaamac.
13/12/2025

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii kutimid AUN Madaxweynihii h**e Puntland Jaamac Cali Jaamac.

13/12/2025

Gudoomiyaha Deyniile ka yeeli meyno in uu xaqiro Lacagihii nalooga qaaday dhismaha laamiga Deyniile, codna sidaas nooga helimaayo.

"Nabadoon Cali Maanafaato"

13/12/2025

G. A/Madoobe Oo Qabtay Mooshinka Macalin Mahdi , Xiliga Laga doodayo & Eedaha uu Wajahayo …

13/12/2025

DEG DEG :- Farmaajo Oo Awood Kula Wareegay Saxiibadii Villa Soomaliya ,Heshiis Qarsoodi ah Oo Lagu gaaray Kulankii ugu danbeyey …

Address

Mogadishu

Telephone

+252613373757

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arag TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arag TV:

Share

Category