
05/08/2025
Dhowrka kun ee la barakiciyay ka sokoow xaraashka dhulalka waxuu saameeyay; dhaqaalaha shacbka, hantiilayaashii dhulalka , hantidii dowladda ma guurto ee dowladda iyo sidoo kale qaab dhismeedka magaalada.
Ilaa hadda ma jiraan dhaqaaleyanno, sharciyaaqaanno, dullaal, ganacsato ama aqoonyahan kale oo si xog ogaalnimo ah uga hadlay, warbaahintase maxaa ka indhasaabay?
Annaga dhulka dowladda ayaa lahayd mooyee caqli kale ma jiraa?