28/07/2026
Marka aad deegaankaaga ka xoreysato cadowga, sidaan ayaad Wiliso iyo waxaa doonto ugu tuman kartaa,
Dadkaan waa masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku dabaaldegay degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.