Najiib key

Najiib key Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najiib key, Media/News Company, Mogadishu.

22/01/2022
22/01/2022

Duco aad u qiima badan alle ha inoo aqbalo aamiin

08/01/2022
31/12/2021

Qof walboo idin kamid ah Guul iyo Baraare ayaan u rajaynayaa insha Allah. ❤

31/12/2021

Xikmada caawa 2021/2022
1- Dadaal iyo qiime waxaan ku bixinaa xirashada dharka ugu qurxoon iyo kuwa ugu qaalisan, balse waxaan is ilowsiinaa bedelista dhaqamada iyo dabeecadaheena guracan. Ogow, weelka qaaligaa ma sameeyo cunto dhadhan macaan.
2- Caqabaduhu geeri ama dhimasho ma keenaan, balse dilaaga noloshu waa murugada iyo welwelka
3- Guul gaaristu lugo uma baahna ee dhiirasho ayey u baahantahay.
4- Niyad wanaag kula dhaqan dadka, Wanaaagoodana baahi intaadan xumohooda saadaalin.
5- Kuligeen bulshadaan dhaleecaynaa waxaanse is ilowsiinaa inaan qayb ka nahay bulshada..Dhaleecaynta dhaaf!.
6- Howl badan ayaan dib u dhignaa inagoo leh “Waqtigaan haboonayn”, Waqtiga habooni waa dhalanteed, dhalanteedka lama qaban karo, ee ereygaas ka siib maskaxdaada.
7- Ereyga wanaagsani waa furaha (Password) quluubta dadka kale. Adeegso.
8- Bulshooyinka guuleystey waxey gacan qabtaan hal-abuuraha ee maaha kuwa afka iyo adinka ula taga hal doorka.
9- Guushu waa hortaada ee kaama dambayso, horay eeg marna gadaal ha eegin.. horay eeg hadda.

14/12/2021

𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗽𝗮𝗴𝗲 -𝗸𝗮𝗻 🥰🙏
𝗦𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝗡𝗼𝗾𝗼 𝗣𝗔𝗚𝗘 𝗞𝗮𝗻𝗮 👈
✍💯 Caafimaad ma rabtaa⁉️

🔸️Soonka badi.

✍💯Raaxo ma rabtaa ⁉️

🔸️Qur'anka Aqriska badso .

✍💯Nuur ma rabtaa ⁉️

🔸️Salaatul leylka tuko✔.

✍💯Faraj ma rabtaa ⁉️

🔸️Istiqfaarta badso📿

✍💯Liiban ma rabtaa ⁉️

🔸️Salaada waqtigeeda ku tuko🕌

✍💯Murugo maku heysaa ⁉️

🔸️Ducada badi🤲.

✍💯Barako ma rabtaa ⁉️

🔸️Saliga Nabiga scw badso oo afka haka qaadin.

✍💯Dhib maku heystaa ⁉️

🔸️Dheh la xawla walaa quwata ilaa bilahi caleyhil cadiim.

✍💯Wanaag ma rabtaa ⁉️

🔸️Dadka wanaag la jeclow

✍💯Marabtaa in lagu ixtiraamo⁉️.

🔸️Adiga Dadka ixtiraam marka h**e.

Faafi kheyrka walaal Illahay haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba
inSha Allah

12/12/2021

Sheeg wax ku qaniinayo kuna cunayo hadana indhahaga aan qabaneen ama aan arkeen?
JAWAB

10/12/2021

Naagta hooyadaa diida adna diid hooyadeed
Markasu xaalku sax noqon doonaaye waayo ayaddu hooyadeed k**a maaranto adna hooyada k**a marantid

02/12/2021

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najiib key posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share