Xamar media

Xamar media news

Markuu hankaagu gudoomiye baarlamaan yahay waa iska sidaan
03/04/2022

Markuu hankaagu gudoomiye baarlamaan yahay waa iska sidaan

Allow soonka naga aqbal
02/04/2022

Allow soonka naga aqbal

20/02/2022

Maxaa laga rabaa fahad yaasiin xaaji daahir?

20/02/2022
Fahad Yasiin Taliyihii h**e ee Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa Xildhibaan loogu doortay goordhaweyd ...
20/02/2022

Fahad Yasiin Taliyihii h**e ee Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa Xildhibaan loogu doortay goordhaweyd doorasho ka dhacday Beledweyne isaga oo kusoo baxay kursiga

03/01/2022

Wiil jooga wadan kamid ah Africa ayaa gabar joogta soomaaliya uu shukaansaayi ugu sheekeeyay inuu joogo america sanado kadib ayuu gabadha ku dhahay waan soo socdaa markaas ayay ku tiri maasha allaah waan is arki doonaa maalmo kadib ayuu Africa ka yimid oo wadani yimid markaasuu ku dhahay hdaan imid abaayo markaas ayay ku tiri maasha soo dhawaaw lkn mid makaa codsan karaa markaasuu ku dhahay haa waad iga codsan krtaa wax kasta markaas isagoo is leh lacag ayay ku weydiin rabtaa ayay ku dhahay iisoo dir passportkaaga pageka uu magacaaga iyo warbixintaada ku qoran tahay intuu yaabay ayauu ka aamusay iyadana ku tiri tuug laqabtay talo maleh.

Boqorka sacuudiga:Waxaan rajaynaynaa in iiraan ay badasho siyaasadeheeda gobolka ayna u jiheesato dhanka wadahadalka iyo...
30/12/2021

Boqorka sacuudiga:
Waxaan rajaynaynaa in iiraan ay badasho siyaasadeheeda gobolka ayna u jiheesato dhanka wadahadalka iyo iskaashiga.

30/12/2021

Aniga hadii fursad leysiin lahaa inaan soomaaliya hogaamiyo dadku way dhargi lahaayeen

30/12/2021

Qabiil haa qaran maya

Markaas buu leeyahay waxaan ahay raysul wasaaraha soomaaliya.Qabiiliiste rooble waa lagu bartay markaan.
28/12/2021

Markaas buu leeyahay waxaan ahay raysul wasaaraha soomaaliya.
Qabiiliiste rooble waa lagu bartay markaan.

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya mudane maxamed claahi farmaajo
28/12/2021

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya mudane maxamed claahi farmaajo

Address

Wadada Dabka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share