Xog sugan

Xog sugan ku soodhawow page waxad ka heli doonta warar xaqiiqaa oo dhexdhexaad ah

16/09/2022
Madaxweyne hassan sheikh
16/09/2022

Madaxweyne hassan sheikh

Ugu danbeyn waa la heshiiyay
09/09/2022

Ugu danbeyn waa la heshiiyay

19/08/2022
19/08/2022

Alle ha unaxriisto abwaan haadraawi

Hada ayaa loo qaaday gurigiisa dhabta ahaa

Aan uduceyno marxuumka

https://fb.watch/e-ctdXP8xC/

Wasaaradda Awqaaftu waxa ay beenisay in sicirka Xajka sanadkan la kordhiyay. Sida ku cad qoraalka hoose qiimaha Xajka sa...
07/06/2022

Wasaaradda Awqaaftu waxa ay beenisay in sicirka Xajka sanadkan la kordhiyay. Sida ku cad qoraalka hoose qiimaha Xajka sanakan keliya waa $3800

31/05/2022

Warka ka soo baxay gudoonka Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa Maalinta berito ah waxa ay yeelan doonaan kulankoodii caadiga ahaa

Ajendaha kulanka.
Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka, Kulanka ayaa ka dhicidoona Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa.

Xildhibaan c/raxmaan c/shakuur warsame ayaa safarkiisi ugu horeeyay ku tagay tan iyo markii la magacaabay xarunta ku mee...
31/05/2022

Xildhibaan c/raxmaan c/shakuur warsame ayaa safarkiisi ugu horeeyay ku tagay tan iyo markii la magacaabay xarunta ku meelgaarka u ah maamulka koonfur galbeed ee baydhabo si uu ugu kuurgalo dadka ay abaartu saameysay

Address

Km5
Mogadishu

Telephone

+252615987910

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog sugan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog sugan:

Share