AL-Jazeer construction company

AL-Jazeer construction company AL-Jazeer construction company this page is for

Hal mar an uwada duceyno manto ducadena ubahan yahay😭🤲..
30/09/2022

Hal mar an uwada duceyno manto ducadena ubahan yahay😭🤲..

انا لله وانا اليه راجعون. 😭Saakay Degmada Dharkeenleey Magaalada Muqdisho, waxaa lagu dilay mid kamid ah, macallimiinta ...
05/07/2022

انا لله وانا اليه راجعون. 😭

Saakay Degmada Dharkeenleey Magaalada Muqdisho, waxaa lagu dilay mid kamid ah, macallimiinta ugu caansan caasimadda Soomaaliya, Waxaana la dilay isagoo taleefankiisa laga dhacaayo Burcad.
Macalin Cusman Ahmed Macow kooxa hubeesan ayaa Saakay u dilay kaliya in ay ka dhacaan Talefon-kiisa .
Way ka dhaceen wayna dileen ,wuxuu ahaa mid ka mida Macalimiinta ugu wngsn dalka ee wax ka dhiga mid ka ka mida Jaamacadaha ku yaalo Muqdisho.
Alla Yaraxma

Waxaan hambalyo Hambalyo  Hambalyo Hambalyo dirayaa Mudane Xamse Cabdi Barre, oo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka So...
15/06/2022

Waxaan hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo dirayaa Mudane Xamse Cabdi Barre, oo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud maanta u magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha 21aad ee JFS. Waxaan Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u rajeynayaa guul

10/06/2022

Qeybta 2aad:Imaanshihii Fahad ee NISA hoggaamitiisii ee dagaalkii Axmed madoobe iyo ViIIa Somalia dhexmaray, faragalintii M/gobaleedyada, maxaaa qarsoonaa..?

MADAXAWEYNE XASAN SHEEKH OO MAANTA LA WAREEGAY XILKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDAMuqdisho, May 23, 2022; Madaxweynaha Jamh...
23/05/2022

MADAXAWEYNE XASAN SHEEKH OO MAANTA LA WAREEGAY XILKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA

Muqdisho, May 23, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka Madaxweynaha JFS kaga la wareegay Madaxweynihii 9-aad ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad celiyey walaalkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hoggaamintiisii dalka, dadaalkii uu geliyey dowlad-dhiska iyo horumarinta dalka.

Madaxweynihii sagaalaad ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey walaalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilka Madaxweynaha 10-aad ee JFS, isaga oo Alle uga baryey in uu fududeeyo masuuliyadda culus ee loo doortay, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay si buuxda ula shaqeeyaan dowladda cusub.

Munaasabadda Xilwareejin Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaa ka soo qayb galay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda, madax xilal sare ka soo qabtay dalka, Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka Sida iyo marti sharaf kale.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Cabdirashiid Maxamed Xaashi,
Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

Dood adag ayaa Ka tagan Mid ka ugu shacbiyada Badan labadaan Madaxweyne Waqtigan hada la Tagan yahay  Ee Farmaajo & Hass...
22/05/2022

Dood adag ayaa Ka tagan Mid ka ugu shacbiyada Badan labadaan Madaxweyne Waqtigan hada la Tagan yahay Ee Farmaajo & Hassan .

Kala Saar midkee Tahay Adi ?maxamed Abdullahi Farmajo 😮 Hassan sheekh maxamud ❤️
Aan aragno midka ugu Badan Ee Magaciisa Commentiga lagu Soo Qoro .. 'Ismuujiya Sxb-kaa Metion dheh....

Walaalkeena Caawa Duco waxaa eheeyn Nogama Baahno si wada jir ah, aan ugu duceeyno 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
22/05/2022

Walaalkeena Caawa Duco waxaa eheeyn Nogama Baahno si wada jir ah, aan ugu duceeyno 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha Xafiiska banney...
19/05/2022

Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha Xafiiska banneynaya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo qabanqaabada Munaasabadda Xil-wareejinta Madaxweynaha.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta la kulan looga hadlayay xaaladda abaaraha dalka la qaatay  guddi...
18/05/2022

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta la kulan looga hadlayay xaaladda abaaraha dalka la qaatay guddiga abaaraha..

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615814983

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Jazeer construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AL-Jazeer construction company:

Share