Salmaan Baruud

Salmaan Baruud Follow Page-keena

26/07/2026

waaa muuqalkii igu naxdinta badnaa ee isoo mara WALLKEY deeqow dahir Allha u Naxariista 😭😭😭

24/07/2026

Shaqada Hay-ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomalia guuleysto

23/07/2026

Congratulations Mamulka WAQOOYI BARI SOOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺ



Safarka Liibaan ee Galmudug waxyaabaha laga diiwaangeliyay waxaa ka mid ah.1- in uu maanta qalinka la dul istaagay bogga...
18/07/2026

Safarka Liibaan ee Galmudug waxyaabaha laga diiwaangeliyay waxaa ka mid ah.

1- in uu maanta qalinka la dul istaagay bogga h**e buuggiisa cad ee ballan-qaadyada, kaas oo uu siyaasi walba ku qoro Qalin aan tirtire wadan, berrina wixii kaga suurtageli waayo xisaab xirkeeda la hor dhigo.

2- in uu si dadban diyaaraddii uu watay ugu muujiyay reer Galmudug in uusan macaash-doon ugu socon, jeebkiisuna marneen.

3- Labadii ay ugu baahida badnaayeen reer Galmudug oo uu u ballan qaaday in uu meesha ka saaraayo, waa khawaarij iyo dirirta qabiillada.

4- in uu afkiisa ka ilaaliyay ballan qaad ku aaddan in uu qaban doono wax uu h**e u qabtay Qoorqoor, taas oo muujineyso sida uu u fahamsanyahay inta harsan ee u baahan in la qabto.

5- Wuxuu si kor-mar ah ugu daray ballan-qaadyadiisa in uu horumarin doono kaabayaasha dhaqaale ee Galmudug, sida garoomada iyo Dekadaha, isagoon carrabka ku dhufan Dekadda musalsalka noqotay ee Hobyo.

"Shiikh Maxamed Shaakir β€” dad badan ayaa aaminsan inuu yahay siyaasiga ugu taageerada badan Galmudug. Adigu ma ku raacsa...
18/07/2026

"Shiikh Maxamed Shaakir β€” dad badan ayaa aaminsan inuu yahay siyaasiga ugu taageerada badan Galmudug. Adigu ma ku raacsan tahay? πŸ‘‡

War Cusub : Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in Xildhibaan Fahiima Yuusuf Quuje ka tanaasushay xilkeeda xild...
18/07/2026

War Cusub : Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in Xildhibaan Fahiima Yuusuf Quuje ka tanaasushay xilkeeda xildhibaanimo ee maamulka Waqooyi Bari, iyadoo dib ugu laabaneeysa qadiyadda Somaliland.

Inkastoo wali aysan si rasmi ah ugu hadlin arrintaan cusub, hase ahaatee xogta ayaa sheegeysa inay ku qanacday ku laabashada Somaliland.

Fahiima Yuusuf Quuje ayaa kamid ahayd dadkii dhiiga iyo hantida ay uga baxday qadiyadda SSC KHaatumo, oo ay u halgantay lakin caawa ugu dambeyn waxaa lasoo warinayaa inay ku biireyso Somalilan.

Hambalyo Gabdhaha Geesiyaasha ah ee ka Qalin-jabiyay Dufcadda Ciidanka Cirka Soomaaliyeed. πŸ‡ΈπŸ‡΄Waxaad caddeyseen in waddan...
17/07/2026

Hambalyo Gabdhaha Geesiyaasha ah ee ka Qalin-jabiyay Dufcadda Ciidanka Cirka Soomaaliyeed. πŸ‡ΈπŸ‡΄

Waxaad caddeyseen in waddaniyaddu ku dhisan tahay geesinimo, edeb, karti iyo dadaal. Guushiinnu waa astaan muujinaysa dadaalka, adkaysiga iyo jacaylka aad u qabtaan dalkiinna.

Joogitaankiinnu waa sharaf u soo hoyatay qoysaskiinna, Ciidanka Cirka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo badan. Ilaahay ha idin xafido, hana idinka dhigo kuwo si daacadnimo, hufnaan iyo waddaniyad leh ugu adeega Soomaaliya.

Hambalyo mar kale, geesiyaasha Qaranka! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™

𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍 πƒπˆπ…π€π€π‚

Address

Mogadishu

Telephone

+252612226039

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salmaan Baruud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share