Abdinasir

Abdinasir Follow Page-keena

28/07/2025

[77-kii xitaa lama maqal Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น warkeeda waa cad'yahay

26/07/2025

Sarakiisha Garbaharey ee Gobolka Gedo๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด





25/07/2025

Siyasada soomalia waxba igama galin๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

25/07/2025

Gedo Balad Xaawo Soomalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Siyasada waa sida sigaarka oo kale balse dhiiga waa kan marwalbo {Qoyan}[GEDO]
24/07/2025

Siyasada waa sida sigaarka oo kale balse dhiiga waa kan marwalbo {Qoyan}

[GEDO]

โœ… Waajibaadka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya:1. Ilaalinta dalka โ€“ difaaca xuduudaha dalka Soomaaliya, la dagaallanka c...
23/07/2025

โœ… Waajibaadka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya:

1. Ilaalinta dalka โ€“ difaaca xuduudaha dalka Soomaaliya, la dagaallanka cadawga gudaha iyo dibadda.

2. Ilaalinta shacabka โ€“ badbaadinta dadka Soomaaliyeed oo ay dhibaatooyin ama khataro kaga yimaadaan kooxo hubeysan ama argagixiso.

3. Difaaca iyo ilaalinta dastuurka โ€“ ilaalinta nidaamka sharciyeedka dalka iyo xasiloonida siyaasadeed.

4. Difaaca diinta Islaamka โ€“ maadaama Soomaaliya ay tahay dal 100% Muslim ah, ciidanka waxaa laga rabaa in aysan gefin diinta, islamarkaana ay ilaaliyaan shareecada marka laga hadlayo xasilinta bulshada.

Hello Balad Xaawo Gedo Soomalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
22/07/2025

Hello Balad Xaawo Gedo Soomalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Gabar macalinweyna ah oo degmada luuq aheyd duur Joog ka noqotay Sorry wall sidaan waxba uma rabin   ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
21/07/2025

Gabar macalinweyna ah oo degmada luuq aheyd duur Joog ka noqotay

Sorry wall sidaan waxba uma rabin

๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

DEGDEG:Dawlada Somalia O Gabi ahaanba Xirtay Garoonka Degmada Doolow,Madama Maalmihi Udambeyay maamulka Jubbaland kuso x...
15/07/2025

DEGDEG:Dawlada Somalia O Gabi ahaanba Xirtay Garoonka Degmada Doolow,Madama Maalmihi Udambeyay maamulka Jubbaland kuso xoogeysanayay deeganada daawo ee beledxaawo iyo doolow,Dawladu waxey goaansatay inaan la carqaladeyn Hanaanka doorashada ee qof iyo cod o ay ka hirgalin rabto Gobolka gedo.

Abdirashid janan ayaa isna dawlada qorsho kale oo lagu guuleysan karo dawlada la wadaagay.

WQ ๐Ÿ–Š Hon Salman Trends

Deg deg Taliyaha cusub ee Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka (NISA) ee Gobolka Gedo ayaa loo magacaabay Wasiirkii h**e ee Jubala...
14/07/2025

Deg deg Taliyaha cusub ee Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka (NISA) ee Gobolka Gedo ayaa loo magacaabay Wasiirkii h**e ee Jubaland, Abdirashiid Xasan Cabdi Nuur.

Magacaabistan waxay imaanaysaa xilli uu Gobolka Gedo mar kale galay marxalad siyaasadeed oo cakiran. Gobolka ayaa hadda ah meel ay ka jirto isfaham laโ€™aan siyaasadeed oo u dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland.

Gedo ayaa horay u soo martay xasarado siyaasadeed iyo amni, waxaana dad badan ay is weydiinayaan saameynta ay magacaabistaan ku yeelan karto xaaladda gobolka.

Soomalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Balad xawo Searching ๐Ÿ‘€ ๐Ÿ‘
14/07/2025

Balad xawo Searching ๐Ÿ‘€ ๐Ÿ‘

12/07/2025

Salmulahi saxibada qiimah badan โ™ฅ๏ธ ๐Ÿ”ฅ

Address

Mogadishu

Telephone

+252612226039

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share