Zalman Libaxa Gedo

Zalman Libaxa Gedo Follow Page-keena

27/04/2026

Mohammed Abdullahi Farmaajo Dowladnimadii Soomalia u Dambeysay 🇸🇴


Soomalia 🇸🇴   libaxyadii Africa 🌍 Ciidanka xoogga Dalka Soomalia guul iyo Gobonimo 🇸🇴💪
12/04/2026

Soomalia 🇸🇴 libaxyadii Africa 🌍

Ciidanka xoogga Dalka Soomalia guul iyo Gobonimo 🇸🇴💪

10/04/2026

" Haddii Aabbahay noolaan lahaa waxbaan baran lahaa sida asaagay oo kale".. Saabiriin Jamaal oo Garoowe kunool ayaa sheegtay in duruuftu baday in aysan waxba baran.

Sorry

10/04/2026

Ciidankeenna geesiyaasha ah waxaan ugu hambalyeeynaynaa guulaha ay ka gaareen Howlgalka Calmiskaad iyo Sugida Amniga Puntland, waxaa guutooyin ka mid ah hadda tababar uga bilowmaya xeryaha tababarka ee Qardho iyo Badhan, si khibradooda kor loogu sii qaado.

08/04/2026

Taliyah Ciidanka xoogga Dalka Soomalia 🇸🇴

🚨 WAR DEGDEG AH: Madaxweyne Trump ayaa sheegay inuu aqbalay in la hakiyo duqeymaha iyo weerarrada ka dhanka ah Iiraan mu...
07/04/2026

🚨 WAR DEGDEG AH: Madaxweyne Trump ayaa sheegay inuu aqbalay in la hakiyo duqeymaha iyo weerarrada ka dhanka ah Iiraan muddo laba toddobaad ah kaddib dedaaladii dublomaasiyadeed ee Pakistan & Turkiga.

07/04/2026

DAAWO: Diyaaradda Mareykanka ee B-52 ayaa la arkay iyadoo ka duulaysa saldhiga RAF Fairford ee UK, kuna sii jeeda Iiraan

07/04/2026

Qorshe keliya mise dhowr la isku qoofalay? Su’aalaha ka taagan jihada dhacdooyinka!!.


DEGDEG: Madaxweynaha Recep Tayyip Erdoğan wuxuu sheegay in maanta ay aad muhiim u tahay in la maqlo codka nabadda, isla ...
06/04/2026

DEGDEG: Madaxweynaha Recep Tayyip Erdoğan wuxuu sheegay in maanta ay aad muhiim u tahay in la maqlo codka nabadda, isla markaana Turkigu uu sii wadi doono inuu si geesinimo leh u difaaco oo u kor u qaado nabadda.

06/04/2026

Taliye Shub waa mixnad.

Trump ayaa sheegay in NATO aysan la’aanteen waxbo qabsan karin haddii aanu nahay Maraykanka.Trump wuxuu yiri: “NATO waxa...
06/04/2026

Trump ayaa sheegay in NATO aysan la’aanteen waxbo qabsan karin haddii aanu nahay Maraykanka.

Trump wuxuu yiri:
“NATO waxay diiday Inay nacaawiso, sida ay h**e South Korea u diideen iyo Japan. Waxaan ka careysanahay siyaasadda NATO.”

Address

Street 12
Mogadishu
SADEEDAD

Telephone

+252612226039

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zalman Libaxa Gedo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share