29/06/2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigi doona mashaariic horumarineed oo ballaaran oo laga hirgelinayo duleedka magaalada Muqdisho.
Mashaariicsan waxa ka mid ah xarunta dayax gamcadmedka geeska afrika: garoon diyaraded o cusub: iyo dekad calaami ah iyo mashaariic kale