24/02/2026
6bil ka hor ayaa qabriga la dhigay walalkena safwaan halac caawa ma awooda inad Alle dartiisa ugu duceyso marxuumkan oo u baahan ducadeena fadlan ha dhaafin adigon u soo duceyn 🤲🙏.
Rabbi haku naxariisto oo jannadii fardowso haka abaal mariyo 🤲🤲.