Shabeellada Hoose TV

Shabeellada Hoose TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabeellada Hoose TV, Media, Hodan Mogadishu, Mogadishu.

Wasiirka Arimaha Gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan DFS iyo Galmudug iyo Masuuliyiin kale ayaa kormeer Dhiirig...
25/09/2023

Wasiirka Arimaha Gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan DFS iyo Galmudug iyo Masuuliyiin kale ayaa kormeer Dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada Khawaarijta kula dagaalamaya duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug.

Masuuliyiintaan heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa saraakiisha ciidamada la qaatay kulan Saacado qaatay kaas oo lagu gorfeeyey dagaalka lagula jiro Argagixisada, muddada loo qorsheeyey in degaanada Galmudug looga Ciribtiro, iyadoo ciidamada iyo Saraakiisha Hogaamineysa looga mahadceliyay jabkii ay gaarsiiyeen Khawaarijta.

Howlgalka ka socda Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga gaaray guulo ballaaran iyadoo laga xoreeyey degaano badan oo ka tirsan koonfurta Mudug.

24/09/2023

Warka Habeen Ee Warbaahinta Shabeellada Hoose TV

24/09/2023

Malaaq deeroow oo u mahad celiyay wasaarada......

Address

Hodan Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252615861093

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabeellada Hoose TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shabeellada Hoose TV:

Share

Category