Ileys Media

Ileys Media Ileys Media is a marketing & advertising company that creates successful solutions for your business

09/11/2025

waxaan ka caawinay Muuqal Quruxda badan Bustan Wellness Products

Waa Horumariyaha ganacsigaaga"

21/10/2025

Ma leedahay fikrad ama alaab aan wali si fcn loo garan ?

Ha daalin dadka adiga oo isku dayaya inaad si faah faahsan ugu sharaxdo alaabahaga Ileys MediaI ayaa kuu diyaarinaysa Explainer Video muuqaal kooban oo si cad u muujinaya waxa aad bixiso, qof walbana fahmi karo daqiiqado gudahood.

Nala xiriir maanta si aad u hesho muuqaalkaaga gaarka ah! 61 3795930

Sawiro hordhac ah Qaybta 2Shirka Maalinta Beeralaydda Soomaaliyeed iyo Maalinta Cuntadda Adduunka Xarunta dhexe ee wasaa...
16/10/2025

Sawiro hordhac ah Qaybta 2

Shirka Maalinta Beeralaydda Soomaaliyeed iyo Maalinta Cuntadda Adduunka Xarunta dhexe ee wasaaradda beeraha iyo Waraabka JFS.


 :Shirka Maalinta Beeralaydda Soomaaliyeed iyo Maalinta Cuntadda Adduunka Xarunta dhexe ee wasaaradda beeraha iyo Waraab...
16/10/2025

:

Shirka Maalinta Beeralaydda Soomaaliyeed iyo Maalinta Cuntadda Adduunka Xarunta dhexe ee wasaaradda beeraha iyo Waraabka JFS.


10/10/2025

waxaan ka caawinay Muuqal Quruxda badan bustan wellness products

Waa Horumariyaha ganacsigaaga"

Ganacsade waad inagu aamini kartaa In aan qeybkanoqono Sare u kaca ganacsigaagaWaxaanu kugaarsiineynaa macmilkaaga Waxaa...
03/10/2025

Ganacsade waad inagu aamini kartaa
In aan qeybkanoqono Sare u kaca ganacsigaaga

Waxaanu kugaarsiineynaa macmilkaaga
Waxaanu kugu soo xireynaa macmil kale

Si aan kuula shaqeyno inagala soo xariir

+252 61 3795930

29/09/2025

Our Portfolio - Video Production

Naga so xariir +252 61 3795930

19/09/2025

We created a successful project and beautiful visuals for Iftin General Hospital Order anytime — Ileys Media is your partner.

Social media designs for Iftin General Hospital Waxan posters xayeysiis qurux badan usameynay macamiilkeena Iftin Genera...
22/08/2025

Social media designs for Iftin General Hospital
Waxan posters xayeysiis qurux badan usameynay macamiilkeena Iftin General Hospital
Hadaba si aan adigana kuugu sameyno posters qurux badan oo ganacsigaaga ku hormarisid.

Nagala soo xiriir number ka hoose

Whatsapp 613795930

Maalinta Jimcaha waa maalinta ugu fadliga badan usbuuca, waana fursad qaali ah oo lagu xoojin karo cibaadada iyo kheyrka...
21/08/2025

Maalinta Jimcaha waa maalinta ugu fadliga badan usbuuca, waana fursad qaali ah oo lagu xoojin karo cibaadada iyo kheyrka. Waxaa habboon in qof kasta oo Muslim ah uu ka faa’iidaysto maalintan barakeysan, kuna dadaalo camal wanaagsan, sida bixinta sadaqada.

Bixinta sadaqada maalinta Jimcaha waxay leedahay ajar weyn, waana camal uu Ilaahay jecel yahay. Rasuulka (NNKH) wuxuu yiri: "Sadaqadu waxay bakhtisaa dambiyada sida biyuhu u bakhtiiyaan dabka."

Waxaa kaloo la sheegay in camalka wanaagsan maalinta Jimcaha uu la mid yahay toban jeer camal la mid ah maalmo kale.

ileysmedia Waa Horumariyaha Ganacsigaaga"

31/07/2025

Ileys Media – Hal-abuurka Xayeysiinta Casriga ah!
Shirkadda Ileys Media waxay hormuud ka tahay soo saarista iyo hirgelinta xayeysiisyada casriga ah Ileys

Media – Meesha fikraddaadu iftiimayso!
La soo xiriir maanta: +252 61 3795930

Address

Mogadishu

Telephone

+252613795930

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share