Bulxan Media Production

Bulxan Media Production Bulxan media kala soco Dhacdoyinka Calamka & Falanqayn Jogta ah

02/10/2022

wan ku salmy wll khayrka aad umda gadhisanyso ilhy agar ha ka siyo

Soomaliland ayaa dalka ka mamnuucday Idaacada BBC inay ka howlgasho.Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore...
19/07/2022

Soomaliland ayaa dalka ka mamnuucday Idaacada BBC inay ka howlgasho.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in ay joojiyeen in BBC dalka kasii shaqayso isaga oo sababta ku sheegay inay hoos u dhigtay Karaamada Somaliland.

“Waxa ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin. Waxaa naga...
17/07/2022

“Waxa ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin. Waxaa naga dhexeeya taariikh, dhaqan, diin, dadnimo iyo cirdi. Waxyaabahaas oo dhan ee ka dhexeeya labada shacab ma ahan wax ay kala reebi karaan siyaasad, xuduud iyo labo calan oo aan kala samaysannay.”

Waxa Sida Yiri Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Ukraine, ma lihin dookh kale oo aan ahayn inaan la fariisano Puttin, Sababtoo ah waa kan kaliya ee dagaalka...
09/04/2022

Madaxweynaha Ukraine, ma lihin dookh kale oo aan ahayn inaan la fariisano Puttin, Sababtoo ah waa kan kaliya ee dagaalka joojin kara.

Weftigii Galmudug oo Baydhabo gaadhay.
08/04/2022

Weftigii Galmudug oo Baydhabo gaadhay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa ku sii jeedaa magaalada Baydhabo halkaasi uu kula kulmi doono dhiggiisa Koonfu...
08/04/2022

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa ku sii jeedaa magaalada Baydhabo halkaasi uu kula kulmi doono dhiggiisa Koonfurgalbeed Mr.Laftagareen, xilli khilaaf xooggan ka taagan yahay saddex kursi oo laga soo doortay KGS kuwaasi oo ay celiyeen Guddiga Doorashada.

Vladimir Dzhabarov oo ka tirsan Aqalka Sare ee Ruushka ayaa sheegay inay dalka Findland Qabuuro u bedeli doonaan,wuxuuna...
07/04/2022

Vladimir Dzhabarov oo ka tirsan Aqalka Sare ee Ruushka ayaa sheegay inay dalka Findland Qabuuro u bedeli doonaan,wuxuuna yiri sidan.

"Maanta Dunida waxba laysuma qariyo,Ruushkuna Xiligan ma Kaftamayo,wax dambe oo khalad ahna indhaha k**a qarsan doono,fariinta ugu dambaysa ee aan finland u dirayo waxa weeye ,ogaada Haddii aad NATO ku biirtaan waxaad jarateen tikitkii burburka.
Haddii Madaxda Finland ay u jihaystaan dhinaca Nato, wuxuu noqon doonaa khalad istaraatiji ah oo ay weligood ka shalayn doonaan,waxayna Finland nagala kulmaysaa cawaaqib halis ah haddii ay ku biirto NATO, waxaana ka dhiganayaan bartilmaameed sharci ah dhulka ayaana la simi doonaa .

Finland mudooyinkan dambe waxay ku horumartay xiriirka ganacsi iyo midka dhaqaale ee ay Ruushka la leedahay,Lknse hadaad Nato xageeda aadaan waxaan idiin balanqaadaynaa inaad Subax kusoo baraarugi doontaan ,daaraha dhaaheer ee Findland oo aan ka dhignay Qubuuro ,Cid aan hubo Beri in aanay idin difaaci doonin yaanay Jihada idinka lumin "

~Abdirisak Juba

Ganacsatadii yaryarayd ee Suuqa Hargeysa oo waddooyinka ku ganacsanaya.📸Fahad Karie
06/04/2022

Ganacsatadii yaryarayd ee Suuqa Hargeysa oo waddooyinka ku ganacsanaya.
📸Fahad Karie

05/04/2022

Aragtida shacabka Muqdisho ee ku aadan qoraalkii hay'adda NISA

Doorashada labadan Murashax bay ka dhaxeeysaa, ee yaa dhihi laheyd Xildhibaankaaga ha doorto?
05/04/2022

Doorashada labadan Murashax bay ka dhaxeeysaa, ee yaa dhihi laheyd Xildhibaankaaga ha doorto?

Mahdi Guuleed oo qaatay shahaadada xildhibaannimo.Mahdi Guuleed oo qaatay shahaadada xildhibaannimo.
05/04/2022

Mahdi Guuleed oo qaatay shahaadada xildhibaannimo.Mahdi Guuleed oo qaatay shahaadada xildhibaannimo.

Address

Mogadishu
0252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulxan Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulxan Media Production:

Share