02/02/2023
Waxa aan maanta guddoomiyey shir afar-geesood ah oo aan Caasimada Muqdisho ku wada yeelanay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed.