04/02/2025
Thank you guys i will never ever forget your support❤️❤️
Soo dhowow walal halkan waxaad ka heli kartaa warar iyo madadaalooyin iyo sidoo kale casharo diini ah
Makka Al Mukarama Road
Mogadishu
Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim J.Jaahay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Send a message to Ibrahim J.Jaahay:
ABWAAN-ABAADIR-AFLAHAAR waa hal abuur suugaaneed la fal galay hidaha iyo dhaqanka soomaalida isaga oo curiyey Gabayo,maansooyin iyo heeso fara badan kuwaas oo ka turjumaya qaybaha kala duwan ee nolosha oo ay ka mid yihiin arimo dhaqan kuwo dhaqaale iyo kuwo siyaasadeedba
Abwaanku waa baadhe afka soomaaliga ah iskuna hawlay xeerarka iyo xidhiidhada kala duwan ee uu afkeenu la leeyahay afafka kale ee qoomiyadaha aynu deriska nahay iyo kuwa caaalamkaba
Abwaanku Waa aqoon yahan iyo xirfadle xirfadaha ku xeel dheer arimaha Technologyga gaar ahaan xirfadaha hoose
· TECHNITIAN