Nuur soomali

Nuur soomali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuur soomali, Newspaper, Mogadishu.

Si kasta oo ay u wanaagsan tahay ama u xun tahay noloshaadu, kac subax kasta oo ku mahadnaq in aad weli nooshahay oo fur...
19/12/2025

Si kasta oo ay u wanaagsan tahay ama u xun tahay noloshaadu, kac subax kasta oo ku mahadnaq in aad weli nooshahay oo fursad haysato

No matter how good or bad your life is, wake up each morning and be thankful that you still have one.

06/12/2025

Kuwaan hadii aan dhax gali lahaa messi ayey ii haysan laheyen😂🔥

Somalia 🇸🇴  Wax Ku dhib ah Ma jiraa Labada Qof e dhalin yarta Mar Qura Ka so wada Muuqday Camera 📷  Dadkii dhan Ba  Hal ...
06/12/2025

Somalia 🇸🇴 Wax Ku dhib ah Ma jiraa Labada Qof e dhalin yarta Mar Qura Ka so wada Muuqday Camera 📷
Dadkii dhan Ba Hal mar Ku yaacay
Dadka Mey Cayeyn Lakin Waxey dhahayen Allh isku So celiya O kaliya
Ayaa Laga wada Haya
Ma aqan Halkey ku dhaheen Wan Kal tag nay
Hadii Aay Kala tagaan Xitaa Lama Go,an O Wa dad Ubad Ka Dhaxeeya
Ma jeclan Lahayd in L Ay Isku So Labtan ?

Gabadhan O Wiilka Weydisay Waligaa Gabadh Aad Taataabasha Ku Dayday Maku dhir baaxday Ama Maku dishay Wilki wxu Ku jwbay...
06/12/2025

Gabadhan O Wiilka Weydisay
Waligaa Gabadh Aad Taataabasha Ku Dayday Maku dhir baaxday Ama Maku dishay
Wilki wxu Ku jwbay: dhalin yarta Badanaa Wey Sameyaan Lakin Aniga Sida uma fududi Gabadha ilaa Aan iska fahamno Ma ku dag daga Marka is faham na un baa Taataab ta
Aniga Salanta Xita Maku dag daga
Maxay Kula tahay Hadalka Wilka ??

Faarax iyo xaliimo waxay kala saxiixdeen in ajnabi danbe wax laga raadinin
06/12/2025

Faarax iyo xaliimo waxay kala saxiixdeen in ajnabi danbe wax laga raadinin

03/01/2025

Dhalinyaradii Soomaaliyeed Tahriib ayee ku dhamaadeyn murugo wayna…see more

20/12/2024

MSS UUNSI OO SHIRQOOL AAD U XUN UDHIGTAY NINKEEDA ABDIFITAH WEYNA ISKA FURTAY ACUUDO😱😳

17/12/2024

Hadalkaan waxaa yiri Madaxweyne Xasan Sheekh "Hooyada Soomaaliyeed ee caruurteeda Waxbarashada u rabta Waxba k**a quseeyaan inaan Anigu Cariish ama 3 dabaq dhisto anigay ii gaar tahay"

17/12/2024

Hassan sheekh Caruurtiisa Jaamacadda ayuu geeyey kuwii Somaliyedna Raaskamboni Ayuu ku Dilay😢

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616117059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuur soomali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nuur soomali:

Share

Category