Gole Media

Gole Media Ku Soo Dhawoow Gole Media Waa xarun warbaahineed oo ka shaqeysa Baarlamaanka iyo Horumarka dalka Gole Media

27/11/2023

Kulanka 1aad ee fadgiga 4aad xildhibanada golaha shacabka JFS

25/11/2023

furitaanka kalfadhiga 4-aad ee labada gole ee Baarlamaanka11aad

29/08/2023

Mudanaysha Baarlamanka oo soo gaba gabeeyay ka doodista dastuurka KMG ah

28/08/2023

Mudanayaasha labada gole ee BJFS oo kulan wadajir ah ka yeeshen dib u eegista dastuurka KMG ah

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaal...
26/08/2023

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaad ee kalfadhiga 3-aad.

kulanka oo ay shir guddoomineysay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha aqalka Sare Senator Deeqa Xasan ayaa Ajendaha ahaa ka doodista qorshaha safarka shaqo ee guddiga iyo qaban qaabada doodaha ku saabsan arrimaha Federaalka.

26/08/2023

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS oo ka doodeen sharciga howlgabka

26/08/2023

Golaha aqlka sare aya ansixiyey sharciga hanti-dhawrka qaranka waakan Guddoomiye Cabdi Xaashi uu ku dhawaqay

26/08/2023

Guddoomiye Sheekh Aadan oo mudanayaasha uushegy inay xeer-hoosaadka ilaaliyan

23/08/2023

Mudanaysha Aqlka sare ee BJFS ayaa akhrinta 2-aad mariyay sharciga ilaalinta deegaanka

23/08/2023

Senator Maryan Farah Kahiye xannibaadda aaladaha tiktok telegram 1xbet?

23/08/2023

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in labaad gole ee Baarlamaanka aya ka wadatashantan fasaxaa

Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe
20/08/2023

Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gole Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gole Media:

Share

Category