IRFO PAGE

IRFO PAGE https://www.facebook.com/IRFO-PAGE-104942081490961 warar xiiso leh kahel page-ka irfo

Allah haunaxariisto halgamaa wariye abdi aziz africa
20/11/2021

Allah haunaxariisto halgamaa wariye abdi aziz africa

23/10/2021

Guriceel waxa kadhacay waa kaadhimay oo kugu dhimay
guul uu dhiig kaaga daato guul maahan

15/09/2021

Xildhibaanada dawlad goboleedyada marka laga reebo hirshebeelle
●lacagna mahayaan
●sumcad mahayaan
Balse xildhibaanada hirshebeele
Waana taajireen doorashana waa qabteen.

13/09/2021

Su'aalaha aanan Jawaabaha loo hayn ee ka soo laabtay Warka ka soo baxay Madaxtooyada.

1. Guddigaan ayay baarayaan maadaama Guddiga ay qayb ka tahay Xubin ka tirsan NISA oo lagu tuhmayo dilka Ikraan.?

2. Xubinta NISA ka socota yaa soo magacaabaya, ma Agaasimaha KMG ah ee Rooble uu magacaabay mise kan Farmaajo uu magacaabay.?

3. Guddi maloo saari karaa Kiis dadkii dhibanayaasha ah ay ka furteen Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida, Xeer Ilaalintuna ay qabatay.?

4. Guddigaan maxaa laga Filanayaa, maadaama Guddiyo horay oo loo saaray Kiisas waawayn ayasan Wax jawaab ah keenin sida Kiiskii Dilkii Duqa Muqdisho Eng. Yariisow.?

5. Maxay tahay Baahida xiligaan keentay Guddigaan, mana ogolyihiin Dhibanayaasha dacwada furtay Guddiga hada la saaray.?

Abdirisaq Atosh

Raisal wasaare rooble ayaa soosaaray waraaqdaan
12/09/2021

Raisal wasaare rooble ayaa soosaaray waraaqdaan

12/09/2021

Dr Tahliil Faarax oo ah Aabaha gabadha loo heysto sirdoonka Soomaaliya ee Ikraan ayaa yiri "Go’aanka reer Tahliil Faarax iyo reer Maxamuud Guhaad ee kiiska Ikraan waxa uu yahay in wax gorgortan ah aysan ka geli doonin cadaaladda u helidda gabadhooda, wax cadaalad aan aheyna nama deeqdo, madaxda NISA waxaan ka rabnaa hadii ay hayaan gabadheenii inay si deg deg ah u sii daayaan, hadii la dilayna in meydkeeda nala siiyo, si aan u aasano. Diyo dooni mayno xataa haddii ay tahay bilyanis".

12/09/2021

Shir looga hadlaayo cadaalad yaan laraadin guusha laga sugayo maxay eheed.
Rooble yuu waqti iskalumin shaqo balaaran ayaa utaalo

12/09/2021

Dadkii dawladnimada madaxda uahaa mawaxay kamaree
Muwaadin soomaliyeed
Cadaalad haloo raadiyo iyo loo raadimaayo .

11/09/2021

Dawlad goboleedyada doorashada maxay uhaystaan
Golaha shacabka

11/09/2021

Maxay kashirayaan
Madaxweyne farmaajo
Raysal wasaare rooble
•kiiska ikraan oo maxkamada yaala
•taliyaha nisa rooble magaacabay .
• wasiirka amniga rooble magacaabay.
Intaas wax wada hadal laga gali karo kuma arag

11/09/2021

Farmaajo maxuu ugu xirayaa kiiska ikraan tahliil doorashada
●Kiiskuna waa soconayaa
●Doorashaduna waa soconeedaa
Wabilaahi tawfiiq

11/09/2021

Parliamanka afarta sano joogay oo kala saari waayay awoodaha raysal wasaaraha iyo madaxwaynaha hada waa kuwa leh baarlamaankii hala isku yeero maxay qabanayaan waxay afar sano qaba waayeen
Alaa ceeb looma dhinto damiir laawayaal waaye kawa sidaas kufakaraya

Address

Mogadishu

Telephone

+252619146552

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IRFO PAGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IRFO PAGE:

Share